Shirka Gurmadka abaaraha ee uu soo agaasimay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka  oo ay ka qeyb galayaan madaxda maamulada, dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlyaa xaalada abaaraha dalka.
Goobjooge.com