DAAWO: Sheekh Yuusuf Ceynte oo difaacay Qoondada Haweenka ee Doorashada 2016

0

Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed (Aala-Sheekh) ayaa difaacay qoondadaee 30% ee haweenka laga siiyay Doorashada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sheekha oo ka hadlayay shir looga hadlay kaalinta haweenka ayaa si weyn u difaacay haweenka inay ka qeyb galaan siyaasaddda, waxaana muuqaalka sare faafisay UNSOM oo heshay culimo Soomaaliyeed oo arrintan ku taageersan.

Goobjooge.com