Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay guushii laga gaaray doorashada Soomaaliya iyo waxqabadkii dowladda xilligii ay jirtay.
Wuxuu sheegay in habkii ay u dhacday soo xulista Baarlamaanada cusub oo ay si nabad ah u soo xuleen in ka badan 14kun, taasoo wax badan ka baddalan xilliyadii la soo dhaafay.
“Marka aan dib u milicsanno meesha aan ka nimid iyo meesha aan u socnno, Soomaaliya waxay qaaday tallaabooyin lagu faani karo waxaana hubaal ah in ay ka sii fiicnaan doonto Xilliyadda dhow Insha Allah…”
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO