Thursday, December 8, 2022
HomeSomaliBanaadirDhismaha Wadooyin ay maalgelineyso Dowladda Qatar oo 15 Bilood ka dib la...

Dhismaha Wadooyin ay maalgelineyso Dowladda Qatar oo 15 Bilood ka dib la dhagax dhigay ]Sawirro]

-

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.

Labada jid ee Muqdisho-Jowhar iyo Muqdisho-Afgooye ayaa dowladda Qatar ay hore u sheegtay inay dib u dhiskeeda ku bixineyso lacag dhan 200 Milyan oo Doolar, iyadoo heshiisaaksi ay Muqdisho ku kala saxiixdeen November 2017 Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Somalia iyo Madaxa Sanduuqa horumarinta Qatar Khaliif Bin Jaasim,

- Advertisement -

AKHRISO: Dowladda Qatar oo Muqdishi uga dhawaaqday Mashaariic ay ku kaceysa 200 Milyan Doolar

Xaflad lagu maamuusay dhagax dhigga mashruucan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Laftagateen iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya, waxaana dhismaha jidadkaasi la sheegay inay ku guuleysatay shirkad Turki ah.

DAAWO SAWIRRADA

Dhismaha Wadooyin ay maalgelineyso Dowladda Qatar oo 15 Bilood ka dib la dhagax dhigay

error: Content is protected !!