Waxaa caawa la sameeyay isku aadka xulalka kubadda cagta ee koobka adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka.
Waxaa isku soo aaday xulal aad u waaweyn oo lagu tilmaamay Group-yada dhimashada, iyadoo faallooyin badan laga bixiyay xulalka qasaaray iyo kuwa isku aadka ku faa’iiday.
Ingiriiska, Spain iyo Brazil ayaa la sheegay inay yihiin kuwo nasiib badan oo xulal fudud ay isku koox noqdeen, halka xulalka Argentine, France iyo Russia lagu sheegay kuwo aan nasiib badan lahayn oo xulal adag ay isku koox noqdeen.
HOOS KA AKHRISO ISKU AADKA IYO GROUP-yada KOOBKA ADDUUNKA
Group A: Russia, Saudi Arabia, Egypt, Uruguay
Group B: Portugal, Spain, Morocco, Iran
Group C: France, Australia, Peru, Denmark
Group D: Argentina, Iceland, Croatia, Nigeria
Group E: Brazil, Switzerland, Costa Rica, Serbia
Group F: Germany, Mexico. Sweden, South Korea
Group G: Belgium, Panama, Tunisia, England
Group H: Poland, Senegal, Colombia, Japan
Group A | Group B |
---|---|
Russia | Portugal |
Saudi Arabia | Spain |
Egypt | Morocco |
Uruguay | Iran |
Group C | Group D |
---|---|
France | Argentina |
Australia | Iceland |
Peru | Croatia |
Denmark | Nigeria |
Group E | Group F |
---|---|
Brazil | Germany |
Switzerland | Mexico |
Costa Rica | Sweden |
Serbia | South Korea |
Group G | Group H |
---|---|
Belgium | Poland |
Panama | Senegal |
Tunisia | Colombia |
England | Japan |