Tag: Sports

Haweeney dacwad ka gudbisay Xiriirka K/Cagta Somalia oo Muqdisho uga carartay hanjabaad

Madaxa Ciyaartoyda Haweenka ee K/Cagta Somalia haweeneyda lagu magacaabo Sheyma Maxamed ayaa sheegtay inay nafteeda kala carartay magaalada Muqdisho, kadib...

Soomaaliya oo 30 sano kadib lagu qabanayo Ciyaar caalami ah oo dhex mareysa Xulalka...

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay middo ku dhow 30 sano marti gelin doonta ciyaar kubadda cagta ah oo heer Goboleed. Xiriirka Kubbadda Cagta ee Soomaaliya...

Xulka Soomaaliya oo Guuldarro dhabarka u saaray xulka Itoobiya ciyaar ka dhacday Jabuuti [Sawirro]

Xulalka kubbadda cagta 23-jirrada ee Soomaaliya ayaa guul ka soo hooyey xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb reebka ciyaaraha olombikada ku yeeshay Garoonka...

AKHRISO SHAXDA: Isku aadka kooxaha Horyaallada Yurub oo Caawa la sameeyay

Waxaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay isku aadka koobka horyaallada Yurub oo 32 kooxood loo qeybiyay 8 Group, iyadoo ila 3 koox ay yhiin kuwo...

Ciyaaryahan lagu magacaabo SOMALIA oo ku biiray kooxda Alshabaab [Dood ka dhalatay baraha bulshada]

Ciyaaryahanka u dhashay dalka Brasil ee Wergiton do Rosario Calmon oo caan ku ah magaca Somália ayaa saddex-dii sano ee la dhoofay u safanayay...

AKHRISO: Isku aadka Wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka & Ciyaaraha ugu adag

Waxaa soo gabagaboobay wareegii koowaad ee tartanka koobka kubadda Cagta adduunka ee ka socda dalka Ruushka iyadoo ay wareegga labaad isu soo hareen 16...

Soonkii Bisha Ramadaan ayaa ka danbeeyay guuldaraddii Xulka Masar ka qabsatay Koobka Adduunka 2018..!

Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka uu saameeyay ololaha ciyaaryahanada...

DAAWO: Diyaarad sida Xulka K/Cagta Sacuudiga oo Dab ka kacay & War laga soo...

Diyaarad ay la socdeen ciyaartoyga xulka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyadoo hawada ku jirta xilli ay ku sii jeeday magaalada Rostov...

Saddex ka mida xulalka Carabta ee ka qeyb galaya Koobka Adduunka oo Guuldarro looga...

Saddex dal oo carab ah ayaa looga adkeeyay ciyaarahoodii ugu horeeyay ee Koobka K/Cagta Adduunka oo ka socda dalkaa Russia. Xulkii ugu danbeeyay e Maroco...

Fadeexadii ugu weyneyd ee ku soo baxday Xiriirka K/Cagta Afrika ee CAF oo lugaha...

Fadeexadii ug weyneyd ee uu ku lug yeesho xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa soo shaac baxday iyadoo in ku dhow 100 xubnood ay ku...

DEGDEG: Zinedine Zidane oo ka tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid

Tababarraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaciyey goor dhoweyd inuu isaga tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid. Zinadine oo 45 sano jir ah ayaa...

Sheekh u dhashay dalka Kuwait: “Dhaawicii Mohamed Salah wuxuu ahaa Ciqaab uga timid xaga...

Sheekh caan ka ah dalka Kuweyt ayaa shaaciyey hadal ku saabsan dhaawicii sida weyn looga dooday ee ciyaartii fiinaalka Horyaallada Yurub soo gaaray laacibka...

Soonka Laacibka Mohamed Salah ee Fiinaalka ee Horyaallada Yurub oo Dood weyn ka dhalisay...

Baraha bulshada dadka carabta iyo jamaahiirta taageerta laacibka kubadda cagta ee reer Masar una ciyaara kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa waxaa hareeyay dood ku...

Wasiirka Isboortiga oo si weyn u difaacday Qaabkii loola dhaqmay Xulka Da’yarta Somalia 17...

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si weyn u difaacday qaabkii loola dhaqmay ciyaaryahannada xulka da'da yar ee 17...

Xulka K/cagta ee Da’yarta Soomaalida oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay  xulka da'yarta kubadda cagta ee Soomaaliya oo kaalin fiican ka galay tartankii CECAFA. Xulkan oo da'doodu ka...

Madax Soomaali ah oo ka qeybgaleysa ciyaarta kama danbeysta ah ee xulka Somalia &...

Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi u direysa maanta ka qeybgalka ciyaarta kama danbeysta ah ee  ka dhacaysa Dalka Burundi, taasoo u dhaxeysa xulalka da'da yar...

Warbaahinta Muqdisho oo ku dhawaaqday Olole lagu taakuleynayo Xulka K/cagta ee 17 jirrada Somalia...

Madax iyo wariyaal ka socday idaacadaha iyo TV-yada Muqdisho ayaa maanta isugu yimid kulan ay kaga wada hadleen sida ugu macquulsan ee dhiiri galin...

Xulka Da’yarta Soomaaliya ee K/cagta oo u soo gudbay Semi-final-ka Koobka CECAFA kadib guul...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 ayaa 1-0 kaga guuleyustay xulka dhiggooda a ee dalka Kenya ciyaar Galabta ka dhacday...

Kooxda Manchester City oo qaaday Horyaalka Ingiriiska ee Premier League, kadib guuldarro ku dhacday...

Kooxda Manchester City ayaa loo caleemo saaray horyaalka Dalka Ingiriiska, kadib markii kooxda kaalinta labaad ku jiray ee Manchester United guuldarro kala kulantay kooxda...

Kooxda Arsenal oo ugu danbeyn la wareegtay laacibka Pierre-Emerick Aubameyang [Sawirro]

Kooxda Arsenal ayaa lacag dhan 56 milyan oo Gini kula soo wareegtay ciyaaryahay Pierre-Emerick Aubameyang, kaas oo ka tirsanaa kooxda Borussia Dortmund ee Jarmalka...
error: Content is protected !!