Thursday, April 25, 2024

DEGDEG: Zinedine Zidane oo ka tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid

Tababarraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaciyey goor dhoweyd inuu isaga tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid.

Zinadine oo 45 sano jir ah ayaa shir jaraa’id ka sheegay inuu qaatay go’aan ah inuusan shaqada sii wadin sanadka soo socda, waxayna arrintan imaaneysaa shan maalmood ka diba markii uu kooxda Real u qaaday kooxda horyaalka Yurub.

Shirkiisa jaraa’id ee Garoonka Bernabeu Stadium  ayaa ahaa mid lama filaana ah, waxaana goobta ku sugnaa guddoomiyaha kooxda Real Madrid Florentino Perez

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON