Kooxda Manchester City oo qaaday Horyaalka Ingiriiska ee Premier League, kadib guuldarro ku dhacday Man United

Kooxda Manchester City ayaa loo caleemo saaray horyaalka Dalka Ingiriiska, kadib markii kooxda kaalinta labaad ku jiray ee Manchester United guuldarro kala kulantay kooxda ugu hooseysa horyaalka ee West Brom.

Man City ayaa urursatay dhibco dhan 87, waxayna horyaalka Ingiriiska ee sanadkan qaaday iyadoo ay ka harsan yihiin 5 kulan , waxayna 16 dhibcood ka sareysay kooxda Man united ee kaalinta labaad ku jirtay, kuna soo xigtay.

Tababarraha kooxda Pep Guardiola aya sheegayi nuu si weyn ugu faraxsan yahay horyaalka ay qaadeen. Kooxda Man City ayaa ilaa iminka xilli ciyaareedkan dhalisay 93 gool.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,933FansLike
554FollowersFollow
2,433FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

107,933FansLike
554FollowersFollow
19FollowersFollow
2,432FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!