Tag: UK

Madaxweyne Farmaajo oo Aqoonsigii Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Ingiriiska [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo magacawday Soomaaliya Ben Fender.

Dowladda Ingiriiska oo Safiir cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya

Dowladda boqortooyada Midowday ee UK ayaa maanta safiir cusub u soo magacowday dalka Soomaaliya, kasoo bedeli doona safiirkii hor oo waqtigiisu dhammaaday. Safiirka cusub ee...

FAAQIDAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ajnabiga uga doortay Wadaniyiinta..? [Akhriso laba Qiso]

Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la huwiyey, isagoo isu muujiyey...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Danjiraha UK ee Soomaaliya oo Baaq kasoo saaray Xaaladda Magaalada Baydhaba

Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya David Concar ayaa walaac weyn ka muujiyey xaaladda magaalada Baydhaba iyo in xiisadii ka jirtay ay isu bedesho...

Guddoomiyaha Baarlamanka oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya [Sawirro]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska (UK) u...

Mid ka mida dalalka waaweyn ee Somalia ku riixaya Isbaheysi ay la gasho Itoobiya...

Waxaa soo shaac baxay mid ka mida dalalka Soomaaliya ku riixaya inay ka mid noqoto isbaheysiga saddex geesoodka ah ee dalalka Itoobiya, Somalia iyo...

SAWIRRO: Safiirka UK ee Somalia oo Baydhaba kula shiray Musharaxiin uu ka mid yahay...

Iyadoo ay sii kordhayaan wakiilada beesha caalamka ee ku lug yeelanaya doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta gaaray magaalada Baydhaba Safiirka Ingiriiska ee...

Maxaad ka taqaan Milkiilihii geeriyooday ee kooxda Leicester City – Vichai Srivaddhanaprabha..? [Akhriso]

Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyey inuu geeriyooday Mulkiilihii kooxda Leicester City,  kadib markii diyaarad gaara oo helikobtar ah oo siday ay ku burburtay...

Milkiilihii kooxda Leicester City oo saarnaa diyaaradii ku burburtay Garoonka King Power [Daawo Sawirro]

Milkiilaha kooxda Leicester City ninka u dhashay dalka ThailandVichai Srivaddhanaprabha ayaa la xaqiijiyey inuu saarnaa diyaaradii Helikobtarka ahayd ee xalay ku burburtay meel u dhow...

Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska oo ku dhawaaqday Deeq UK siineyso AMISOM iyo Dowladda Somalia [Akhriso]

Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqday taageero dhaqaale oo dalkeedu siinayo ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala...

SAWIRRO: Magaca Ninkii weerarka Gaari ku qaaday Baarlamaanka Ingiriiska iyo dalka uu kasoo jeedo...

Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga  loogu talagalay oo ku taalla dhismaha...

Booliska oo baaraya Laacibka Mohamed Saalah oo lagu helay jebinta Xeerarka Baabuur wadista [Daawo]

Booliska Ingiriiska ayaa loo gudbiyey warbixin ku saabsan Laacibka reer Masar iyo kooxda Liverpool oo jebiyay sharciga wadista baabuurta, kadib markii baraha bulshada lagu...

DEGDEG: Gaari lagu dhuftay Dhismaha Baarlamaanka UK & Wararkii ugu danbeeyay [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in Gaari xowli ku socday lagu dhufay Derbi amni oo laga ilaaliyo dhismaha Baarlamaanka UK, iyadoo xaalad...

Nin Somalida-UK ah oo Imaaraadka loogu heysto Ganaax lacageed ka badan 46,000 Doolar [Daawo...

Nin Somali-UK ah ayaa magaalad Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta loog heystaa ganaaxii ugu weynaa ee lacageed oo la saaray kadib markii lagu soo...

Xoghayaha Difaaca Ingiriiska oo booqasho aan la shaacin ku jooga Muqdisho [Daawo Sawirro]

Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Gavin Williamson ayaa booqasho aan la shaacin ku jooga magaalada Muqdisho, wuxuuna shalay kasoo degay Garoonka diyaraadaha Muqdisho, iyadoo uu...

Kumanaan magaalada London isugu soo baxay bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Trump [Sawirro+Toos]

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqashadiisi ugu horreysay ee  rasmi ah ku tegay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo magaalooyinka dalkaasi ay isugu...

Soomaali Duq Magaalo ka ah Ingiriiska oo magaaladiisa ka mamnuucay Madaxweyne rump [Sawirro]

Duqa magaalada Sheffield ee dalka UK oo asalkiisu Soomaali ah, ayaa madaxweynaha Maraykanka ka “mamnuucay” in uu soo booqdo magaalada uu madaxda ka yahay. Magid...

Dowladda Ingiriiska oo Qalab Culus oo ku kacay 7 Milyan Doolar ugu deeqday Ciidamada...

Dowladda Ingiriska ayaa Qalab culus ugu deeqday Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo danjiraha UK u fadhiya Somaliya David Concar uu 47 Gaari...

Dowladda Ingiriiska oo kashifay Cabsida Amni ee ka jirta Somalia & Digniin ku socota...

Waaxda Arimaha dibadda dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku socota muwaaddiniinteeda oo loogu sheegay inay u safrin Soomaaliya. Qoraalka Xafiiska arrimaha dibadda Ingiriiska ayaa...