Maamulka Somaliland oo War ka soo saaray Kaniisad laga furay Magaalada Hargeysa [Daawo]

0

Maamulka la baxay Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Kaniisad laga furay magaalada Hargeysa.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo Warbaahinta u sheegay inay arrintaasi ku arkeen baraha bulshada ku xiriirto ayna shaacinayaan inay baarayaan arrintan wixii ka jira.

Wuxuu sheegay in marka ay baaritaanka ku ogaadaan xaqiiqaday ay War Cad kasoo saari doonaan.

DHINACA SARE KA DAAWO WASIIRKA