Home Caalamka SAWIRRO: Aaskii ugu horeeyay & Baroordiiq loo sameeyay Muslimiintii lagu xasuuqay New...

SAWIRRO: Aaskii ugu horeeyay & Baroordiiq loo sameeyay Muslimiintii lagu xasuuqay New Zealand

-

- Advertisement -

Aas iyo Baroordiiq duco ah ayaa loo sameeyay dadkii jimcihii hore lagu xasuuqay laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand.

Waxaa la aasay labadii qof ee ugu horeysay, iyadoo salaadii Jimcaha lagu tukuday bannaanka Masjidka Alnuur ee dadkii ugu badnaa lagu dilay, waxaana halkaasi kasoo xaadiray kumanaan dad ah oo ka qeyb galay baroordiiqda.

- Advertisement -

Waxaa halkaasi tegay mas’uuliyiinta dalka New Zealand oo ay ugu horeyso haweeneyda ra’iisal wasaaraha ka ah dalkaasi Jacinda Ardern, iyadoo khudbado duco iyo garab istaag ah laga jeediyey halkaasi.

DAAWO SAWIRRADA

New Zealand's Prime Minister Jacinda Ardern (in a black headscarf) and her entourage arrive before Friday prayers at Hagley Park outside Al-Noor mosque
Moving: Worshippers pray a week after fifty Muslims were killed when a gunman opened fire on two mosques last Friday
Zaed Moustafa (in the wheelchair), the son of Hussein Mohamed Khalil Moustafa, a victim of the mosque attacks, attends Friday prayers at Hagley Park outside Al-Noor mosque in Christchurch
Members of the public look on during a gathering for congregational Friday prayers and two minutes of silence for victims of the mosque massacre
Ms Ardern arrives before Friday prayers at Hagley Park. She briefly addressed the gathering, saying:'New Zealand mourns with you, we are one'
Then there was a prayer before the cleric leading the service gave a moving speech in which he said the 50 victims were martyrs and their blood has'watered the seeds of hope'. Pictured: People at the gathering
Addressing victims' families, the speaker said:'Your loved ones did not die in vain. Their blood has watered the seeds of hope.'
'Thank you New Zealand for teaching the world what it means to love and care,' the speak said. Pictured: An Imam giving prayer
The speaker called on governments around the world to end hate speech and the politics of hate. Pictured: PM Ms Ardern (centre) leaves the service
United in grief: Thousands have gathered in a park for a public memorial service one week after the New Zealander terror attack
'We appreciate the support that the people of New Zealand have given to us at this time, and the opportunity to do this,' community leader and head of the Federation of Islamic Associations of New Zealand, Mustafa Farouk, said
- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Xildhiban kashifay sababta Madaxweyne Farmaajo u saxiixi waayey xukunnada dilka ah [Daawo]

Xildhibaan Cali Maxamad Cumar (Cali Balcad) oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isla amrkaan ahaa agaasimihii Madaxtooyda ee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kashifay...

Maxkamadda G/Banaadir oo mar labaad dib u celisay eedeysanayasha loo heysto dilkii Axmed Dowlo. (Sawirro)

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay Dilkii naxdinta lahaa ee lagu...

Maamulka G/Banadir oo Dad shacab ah ku Amray inay banneeyaan Dhul ku yaalla degmada Shibis

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo dhul ay leedahay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo hadda dad...

Aadan Coobbe: Mid ka mida odayaashii Alshabaab oo isu dhiibay Dowladda Somalia

Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Asmara, Eritrea… [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

FAAHFAAHIN: Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday Gaarigiisa

Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala beegsaday Gaarigiisa.

MUST READ

Aadan Coobbe: Mid ka mida odayaashii Alshabaab oo isu dhiibay Dowladda Somalia

Sarkaalkii ugu sareeyay ururka Al-Shabab oo ka tirsan Golaha Sare ee Shuurada Alshabaab ayaa isu dhiibay dawladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka...

Saddex khalad oo ku jiray War-murtiyeedkii shirkii Siyaasiyiinta mucaaradka ee Nairobi [Akhriso]

Qaar ka mida Xildhibaannada labada gole iyo siyaasiyiin oo shalay shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa laag soo saaray qodobo dhowr ah...

Siyaasiyiin & Xildhibaano ku shiray Nairobi oo soo jeediyay in Xukuumad Cusub lasoo dhiso [Akhriso]

Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda uu hoggaaminayo...

Ra’iisal wasaare Kheyre: “Aniga & Farmajo waan ka duwan nahay madaxdii hore, labadii sano…”

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay inay isaga & Madaxweynaha kasoo baxeen balantii ay ka qaadeen shacabka Soomaaliyed ee...

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!