Madaxweynaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
Soo dhoweynta waxaa ka qeyb galay madaxa maamulka Koonfur Galbeed iyo shacabka, waxaana horkcayay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Diyaarad UN-ku leeyahay ayaa madaxweynaha ka qaaday magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca dhulka aanay madaxda dalka ku safri karin xitaa magaalooyinka aadka ugu dhow ee Muqdisho xaaladda ammaanka darteed.
DAAWO SAWIRRO CUSUB SOO DHOWEYNTII MADAXWEYNAHA