Madaxda xukuumadda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Gobolka Banadir ayaa ka dhex muuqday maanta olole qashin nadiifin ah oo ka dhacay Muqdisho.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, ku xigeenkiisa, guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kuxigeenadiisa iyo madax kale ayaa ka qeyb galay ololaha nadaafadda oo maanta ka socdya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Sawiradda hoose waxay muujinayaan sida madaxda dalka ay hormuudka uga yihiin ololaha qashin-qaadka ah.
DAAWO SAWIRRO