Tag: Kheyre

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo War cusub kasoo saaray cudurka Coronavirus. “Waxaa sii xirnaan doona…”

Ra'iisul Wasaare xukuumadda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray coronavirus iyo cudurka COVID-19, isagoo shaaciyey inay sii xirnaan doonaan goobaha waxbarashada iyo...

Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisal wasaaraha & Wasiir Maareeye oo Warar kala duwan kasoo saaray...

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xalay magaalada Garowe iyo geerida guddoomiyihii...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kulan isugu yeeray Ganacsatada Muqdisho & Arrimihii looga hadlay. (Sawirro)

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan isugu yeeray caawa ganacsatada waaweyn ee dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho, isagoo...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo safar aan la fileyn ugu dhoofay dalka Itoobiya

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Itoobiya.

Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday in la xiray Dugsiyada & Jaamacadaha & Lacag loo...

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortegayo faafidda cudurka Coronavirus waxaana la amray in la xiro Dugsiyada iyo jaamacadaha, lana joojiyo...

Dood ka dhalatay Muuqaalka & Lacagta lagu dhisay Garoonka Baraawe oo hareysay Baraha Bulshada...

Waxaa baraha bulshada ee Soomaalida hareeyay saacadihii lasoo dhaafay dood ku saabsan Garoonka degmada Baraawe ee uu shalay xariga ka jaray Ra'iisal...

Ra’iisal Wasaare Kheyre: “45 Milyan Doolar ayuu Bankiga Adduunka kusoo shubay Akoonka Dowladda..”

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dhaqaale ay dowladda Soomaaliya ka heshay Bankiga Adduunka, isagoo xalay Muqdisho ku...

Wasaarad ay weerar ku galeen Alshabaab oo Dayactir lagu sameeyay dibna loo furay (Sawirro)

Waxaa maanta dib loo furay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dayactir lagu sameeyay, kadib markii ay Alshabaab weerar culus...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo u guuraya Xaruntii hore ee Xisbiga & Dayactir lagu...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray dayactirka ka socda xarunta Xisbiga oo hadda kadib noqon doona Xarunta Xukuumadda Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaare Kheyre & Taliyeyaasha Ciidamada oo kulan ka yeeshay howlgal lagu qaadayo Alshabab

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo la sheegay in lagu xoreynayo...

Madaxweyne Farmajo & Ra’iisul Wasare Kheyre oo Qoraallo kala gaara kasoo saaray doorashada Madaxweyne...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa qoraallo kala gaara kasoo saaray doorashadii maanta ka dhacday Magaalada...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo telefoon u diray Madaxweyne ku xigeena dalka Turkiga, ugana tacsiyadeeyay..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somaalya Xasan Cali Khayre ayaa telefoon u diray Madaxweyne ku xigeenka dalka Turkiga, isagoo uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka dhalatay...

Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Mareykanka oo yimid Muqdisho, lana kulmay Ra’iisal wasaare Kheyre…

 Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika,...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Ballanqaad Amni u sameeyay Shirkadda Turkiga ee dhiseysa Jidka Muqdisho...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun ee dhiseysa Jidka isku xira Muqdisho...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo booqday dhaawacyada Qarixii Afgooye ee lala beegsaday Shaqaalaha Turkiga

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday dhaawacyada qaraxii dhowaan ka dhacay Afgooye ee lala beegsadya shaqaalaha Turkiga ee dhisaya Jidka...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo hakiyey Mashruuc Dib u dhis oo laga reebay magaalooyinka Jowhar...

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaluya xasan Cali Kheyre ayaa degdeg uga daba yimid oo hakiyey mashruux dib loogu dhisayo Magaaloyinka Muqdisho, Garowe, Kismayo...

XOG: Ahlu Suna oo la timid musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kadib...

Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa la...

Ra’iisal wasaaraha & Wakiilka Q/Midoobey oo ka wadahadlay 2 Qodob oo ku saabsan Doorashada...

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Khilaafkii ugu adkaa xulista Xildhibaanada Galmudug oo xal laga gaaray [Beesha Ceyr oo u...

Khilaafkii ugu weynaa ee hortaagnaa xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug ayaa xal laga gaaray, kadib markii uu waanwaan ka galay Ra'iisal wasaaraha...

Ra’iisal wasaaraha oo isugu yeeray taliyeyaasha Ciidamada ku sugan Dhuusamareeb & Wararkii ugu danbeeyay

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in amniga magaalada si weyn loo xoojiyey, kadib markii uu gaaray Ra'iisal wasaaraha Soomaliya...
141,465FansLike
1,370FollowersFollow
4,606FollowersFollow