SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Kampala uga qeyb galay shirkii Qaxootiga

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shirka is-barbar taagga Qaxootiga ee magaalada Kampala.

Farmaajo ayaa shirkaasi ka jeediyay khudbad ku saabsan xaaladda Qaxootiga, wuxuuna ku baaqay in Dadka qaxootiga la siiyo nolol la mid tan dadka caadiga ah ay heystaan.

SAWIRRO