Bandhigga saddexaad ee buugaagta ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne kala duwan ay saf ugu jiraan ka qeybgalkiisa.
Qabanqaabada bandhigan ayaa si weyn uga duwan kuwii hore, iyadoo ay ka qeyb galayaan qorayaal, dadweyne kala duwan iyo mas’uuliyiin waxaana lagu soo bandhigayaan kumanaan buugaag.
Carwooyinka Bandhigga buugaagta oo noqday dhacdooyin muhiim ah oo ku soo kordhay magaalooyinka Soomaalida, iyagoo soo jiita kumanaan  dhalinyaro u badan oo xiiseynaya dhacdooyinkan.
SAWIRRO