Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaad roobdoon ah ku tukaday barxadda masjidka Isbaheysiga islaamka ee Muqdisho.
Ra’iisal wasaaaraha ayaa salaada kadib u sheegay saxaafadda inay Alle ka baryeen inuu roob kheyr leh siiyo umadda abaareysan.
DAAWO SAWIRRADA
Goobjooge.com