SAWIRRO: Shirkii Golaha Amniga Qaran oo Muqdisho ka furmay [Akhriso Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa]

0

Shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaa ka qeyb galaya madaxda maamul Goboleedyada dalka , Ra’iisal wasaaraha xukuumadda, Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo guddoomiyaha Maamulka G/Banaadir.

Shirkan ayaa intiisa badan looga doodi doonaa dhismaha ciidamada Qaran iyo isku dhafkooda, iyadoo maamul Goboleedyada ay wataan qorshooyin kale oo ku saabsan qeybsiga dhaqaalaha.

SAWIRRO 
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 2 people, table and indoor