SAWIRRO: Sidii Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Cadaado

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay caleemasaarkii madaxweynaha Galmudug isagoo khudbad dheer ka jeediyay xafladda taasoo uu ku faahfaahiyay xaaladda dowladda iyo xiriirka maamul Goboleedyada.

Waxaa garoonka Cadaado ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.

DAAWO SAWIRRO