Tag: Farmajo

KASHIFAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo ku diiday heshiiskii Ra’iisal wasare Khayre la galay Axmed Madoobe?

Xaaladda is-mari waaga ah ee ka taagan magaalada Kismaayo iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee Berri ka dhaceya halkaasi waa natiijadii ka dhalatay...

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay dalka Jabuuti… (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiii uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo booqasho...

Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi diray, Amarna kasoo saaray Geerida Guddoomiye Yariisow.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum...

Somalia President Farmajo renounces US citizenship

Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo has renounced his United States citizenship despite the Somalia Constitution allowing for dual citizenship.

Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyey Jinsiyadii labaad ee Mareykanka.

Warsaxaafadeed goor dhow kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu iska celiyey jinsiyadii labaad ee...

Sheekh Cali Wajiis oo Qeylo-dhaan kasoo saaray Wareysi uu ka qaaday Wargeys Sacuudi ah...

Sheekh Cali Maxamuud Xasab (Wajiis) oo la sheegay inuu yahay La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa ka daba yimid...

Madaxweyne Farmaajo: “Dagaalka argagixisada wuxuu u yaallaa dhammaan dalalka Geeska Afrika..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay Wafdigii Midowga Afrika ee uu hoggaminayey Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur...

Senator Siciido: “Madaxweyne Farmaajo beeshiisa ayuu 2 safiir u magacaabay, wuxuuna diiday…”

Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia...

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo beeniyay inuu kulan dhex marayo Madaxweyne Farmajo & Abiy...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay warar si weyn loo baahiyey oo ku saabsan kulan 13-ka bishan dhex...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiirka cusub ee Ruushka u soo magacaabay Somaliya & martiqaad..

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay, xafiiskiisana ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday...

Kulan Muqdisho ku dhex maray Madaxweyne Farmaajo & Ku-xigeenka Xoghayaha Q/Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay U-qeybsanaha dhinaca Taageerada Howlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Atul Khare.

Madaxweynaha Rwanda oo kashifay Safarkii baaqday saacadihii ugu danbeeyay ee Madaxweyne Farmajo.

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa kashifay safar baaqday saacadihii ugu danbeeyay ee lagu waday inuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago...

Maxay isaga eg yihiin Madaxweyne Farmaajo iyo Maxamed Siyaad Barre..? [Warbixin xasaasi ah]

Waxaa maanta Soomaaliya looga dabaaldegayaa maalinta xorriyadda oo ku began 1-da bisha Luulyo oo Soomaaliya ay xornimo ka qaadatay gumestihii Talyaaniga, wixii...

Madaxweyne Farmaajo: “Inaan Musuqa la dagaallamay waxaa caddeyn u ah hal Bil naguma baaqan...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalantay Musuqmaasuqa, ayna waqti qaadan doonto, basle ay caddeyn u hayaan...

Munaasabado lagu xusayo 1-da Luulyo oo Caawa ka socda Muqdisho & Dhuusamareeb… [Daawo Toos]

Waxaa caawa ka socda magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb munaasabado lagu xusayo maalinta xoriyadda Gobollada Koonfurta Somalia iyo Midowgii Koonfur iyo Waqooyi, iyadoo...

Waddo isku xirta Degmooyinka Shangaani & C/casiis ee G/Banaadir oo Xariga laga jaray.. (Sawirro)

Waxaa maanta xariga laga jaray wado isku xirta degmooyinka C/casiis iyo Shangaani oo maamulka Gobolka Banaadir uu hirgeliyey.

Abiy Ahmed oo Dhambaal u diray Madaxweyne Farmajo [Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo Muqdisho tegay]

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ergay ka socda oo dhambaal farriin ah ka sida u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmnaajo.

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda Itoobiya iyo Xukuumada oo War...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda Dimoqraadiga Federaalka iyo Shacabka Itoobiya, isagoo uga tacsiyadeeyay dilkii saraakiisha...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo gaaray dalka Koonfur Afrika [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa saqdii dhexe gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.

Garowe oo laga mamnuucay Shirarka Siyaasadeed & Hay’adii laga joojiyey kulankii Farmajo oo War...

Maamulka Gobolka Nugaal oo ay hoos tagto xarunta maamulka Puntland ee Garowe ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto...
error: Content is protected !!