Monday, January 25, 2021

Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka siman yihiin waxaa u sii dheer Kursi Jaceylka & Kaligii Taliyenimada (Qormo)

-

- Advertisement -

Dhaqanka Siyaasadeed iyo Sifooyinka Farmaajo iyo Trump ka simanyihiin:

1. Hal Xisbi ayay ka wada tirsanaayeen, Doorasho xor ah iyo xukunka oo si nabad ah la isugu dhiibana doqonimo ayay u arkaan. Kursi Jacaylka iyo Kaligii Taliyenimaduna waa u sii dheertahay.

2. Dadka oo dhan in ay ka caqli badanyihiin ayay isku heystaan, in wax laga sheegana dambi ayay u arkaan, shar iyo kheyr wixii ay la yimaadaana in lagu taageero ayay jecelyihiin.

3. Dadka taageera waxay u badanyihiin CARUUR IYO CAAMO aaminsan sheekooyin khurraafi ah oo aaminsan in ay yihiin Owliyo Ilaahey iyaga u soo diray, hadii aan la adeecina balaayo aan la arag oo la maqal dalka iyo dadka ku dhacayso, dibna loo noqonayo boqolaal sano.

- Advertisement -

4. Qabyaaladeynta, kala qaybinta bulshada, dadkoo qowmiyado iyo qolo qolo la isugu diro iyo kuwa xididka la ah oo awoodda dowladnimo lagu naasnuujiyo.

5. Labadoodaba waxa loo dhiibay dal dimuquraadi ah oo si nabad ah xukunka la isugu dhiibo, maanta waxa laga dhexlayaa dal qowmiyad iyo qabiil qabiil qoorta iskula jira, hay’adihii dowlada laga aamin baxay, haybadii dowladnimadana ay burburtay!

Maraykanku waa dal hay’ado dowladeed oo sal adag u dhisanyihiin, lkn Farmaajo hada waxa uu ka shaqaynayaa nidaamka dowladeed curdunka ah ee noo dhisan in uu naga dumiyo, dalka iyo dadkana dagaal sokeeye ku qasbo, kadibna diyaarad ka raaco!

W/Q: Hon. Mahad Salad

- Advertisement -

Qoraalka kama tarjumayo aragtida Mareegta GOOBJOOGE.NET, wuxuuna gaar u yahay qoraaga ku saxiixan.
The views and opinions expressed in this website are those of the authors and do not necessarily reflect Goobjooge.net's editorial stance.

WARARKA CUSUB

Maareeyihii hore ee Dekadda Magaalada Kismaayo oo toogasho lagu dilay

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil Buluq). Marxuum Cawil Buluq ayaa...

Safiirka Mareykanka oo la hadlay 4 Musharax, soona saaray 3 Diidmo oo ku saabsan Doorashada 2021

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la' yahay, kadib markii uu safiirka dalkaasi kulan khadka...

XOG: Qorshihii Dowladda Somaliya ee Doorasho ka bilaabata Saddex maamul Goboleed oo fashilmay

Is-mari-waaga Doorashada dadban ee 2021 ayaa weli taagan iyadoo dowladda Federaalka ay ku fashilantay Qorshaheedii ahaa in Doorashada Aqalka Sare ay ka bilaabato saddexda...

Maxay ka wadahadleen Wakiilka Q/Midoobay Madaxweynaha Galmudug..? (War kasoo baxay UNSOM)

Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Wafdiga Qaramada Midoobay waxaa ka mid...

Alshabaab oo weerarro cusub ka fulisay degmooyin ku yaalla Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Maleeshyada Alshabaab oo sii kordhiyey weerarrada ay ka wadaan maamulka Hirshabelele ayaa xalay weerarro ku qaaday degmooyinka Jalalaqsi iyo Buuloburte ee Gobolka Hiiraan. Wararka laga...

Dhalinyarro la dilay oo Meydkooda lasoo dhigay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Meydadka laba dhalinyaro ah oo la sheegay in xalay la dilay ayaa saaka lagu arkay xaafadda Carwo Idko ee degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho. Dilka dhalinyaradan...

Sababta Alshabaab Muqdisho ugu dishay Odayaal kasoo jeeda Gobolka Mudug oo la ogaaday

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Mas'uuliyiinta ku heybta ah Odayaasha ayaa...

XOGAHA QARSOON

XOG: Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa Farmaajo, kadib shirar dhex maray Siciid Deni, Axmed Madoobe & Mucaaradka

Wakiilad Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulamo kala gaara ah khadka internet-ka kula yeeshay Musharixiinta Madaxweynaha iyo...

XOG: Shan Xaqiiqo oo ku saabsan Ciidamada Dowladda Somaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea

Ciidamada dowladda Soomaaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea waxay arrintooda soo bilaabatay sanadkii 2019, waxayna ahayd mid qarsoodi ah oo aan la mid ahayn,...

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo diidan Qodob ay Beesha Caalamka xal ugu raadinayso Doorashada 2021

Iyadoo uu waqtigu kasii dhammaanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la isku mari la' yahay qodob ay wadato...

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo 3 Qodob hordhigay Qoorqoor, Lafta-garen iyo Guudlaawe & Jawaab laga sugayo

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu saddex qodob oo ku saabsan Doorashada 2021 hordhigay madaxda saddex maamul Goboleed ee taageersan. Xogta laga hela...

AKHRISO QORMOOYINKA KALERELATED
Recommended to you

XULKA WARARKA

error: Content is protected !!