Friday, August 7, 2020
More
    Home Caalamka Siyaasi si weyn u necbaa Islaamka Dalka Holland oo Diinta islaamka qaatay...

    Siyaasi si weyn u necbaa Islaamka Dalka Holland oo Diinta islaamka qaatay [DAAWO Qiso yaab leh]

    -

    - Advertisement -

    Siyaasi garabka midig ee cunsuriyeen dalka Holland ka tirsan oo si weyn uga horjeeday diinta islaamka ayaa noqday muslim.

    Ninkan oo lagu magacaabo Joram Van Klaveren ayaa ka mid ahaa xisbiyada midigta ee Dalka Holland, wuxuuna mar badan aflagaado u geystay diinta islaamka iyo quraanka, isagoo wixii dhibaato iyo dib u dhac ah ku sifeyn jiray inuu islaamka mas’uul ka yahay.

    - Advertisement -

    Qisada keentay inuu islaamo ayaa timid kadib markii uu damcay inuu qoro buug uu ku ceebeynayo diinta islaamka, isagoo bilaabay baaritaan, balse waxaa u soo baxday in diinta islaamka ay tahay tan saxda ah, isagoo markii danbena qaatay kuna biiray muslimiinta.

    HOOS KA DAAWO

    - Advertisement -

    TOOSHKA GOOBJOOGEXOGAHA
    LAGUU SOO XULAY

    INQILAABKII AAMUSNAA: Maxaa dhacay habeenkii is-casilaadda Ra’iisal wasaare Kheyre?

    Inqilaab aamusan oo si nabadgelyo ku dhammaaday ayaa ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya habeenkii Sabtida 25-ka July  2020 saacado kadib markii uu Guddoomiyaha...

    XOG: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Go’aan 2 Qodob ah hordhigay Madaxweyne Farmaajo

    Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka oo hadda shir kula leh Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inay go'aan ay u mideysan yihiin oo ku...

    XOG: Prof. Cali Geedi oo isbedel siyaasadeed ku yimid, lana heshiiyay Sh. Shariif & Xasan Sheekh

    Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi, kana mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn u taageersan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa...

    Is-miidaamiyihii laga badbaadiyey Naftiisa: Sidee Dowladda caafimaadkiisa ugu bixisay $20,000?

    Maxkamadda Ciidamaa Qalabka sida ayaa maanta xukun Xabsi daa'in ah ku riday Saciid Biriq Maxamuud oo aha is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo...
    error: Content is protected !!