Soomaalida Nairobi oo isu soo bax ku taageertay doorashada Farmaajo [Sawirro & Video]

0

Soomaalida ku nool dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaadegaya guusha madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Nairobi ayaa ka mida meelaha ay Soomaalida isugu soo baxday ee lagu taageeray doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.

DAAWO