Tag: Abdifatah Alsisi

Jilaa qurbejoog ah oo sababay Kacdoon xukunka loo tuurayo Madaxdweyne C/fataax Al-Sisi [Bannaanbaxyo waaweyn...

Nin Jilaa ah oo Ganacsade ah, kuna nool dalka Spain ayaa dalka Masar ka abuuray kacdoon cusub oo xukunta looga tuurayo madaxweynaha...

Madaxweyne Trump oo qarka u saaran inuu liiska argagixisada ku daro Ururka Ikhwaanul Muslimiin

Aqalka Cad ayaa maanta sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ka fikirayo inuu ururka Akhwaanul Muslimiin uu ku daro liiska ururada...

Madaxweynaha Masar oo xafiiskiisa kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Somalia [Sawirro]

Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi aya xafiiskiisa magaalada Qaahir kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir...

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha [Sawirro]

Madaxweynayasha dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, iyagoo ka mida madaxda Afrika ee ka qeyb galaya shirka...

Doorasho ay ku tartamayaan Madaxweyne Sisi & Musharax taageere u ahaa oo maanta ka...

Dadweynaha dalka Masar ayaa maanta oo isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku tartamayaan Madaxweynaha C/fatah Al-Sisi iyo...

Madaxweynaha Masar oo xilkii ka qaaday Talyihii Ciidamada Qalabka side ee dalka Masar

Madaxwaynaha dalka Masar C/Fataax Al-Siisi ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamada militeriga dalkaasi todobaad kadib markii askar ka badan 50 oo ka tirsan ciidamada...
error: Content is protected !!