Tag: Ahlu suna

Sheekh Shaakir & Ahlu suna oo soo rogaal celiyey. (Akhriso War cusub oo laga...

Madixii hore ee xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa soo saaray war-saxaafadeed xambaarsan xaalad cusub, kadib markii ay madaxda Ahlu suna ku...

XOG: Macalin Maxamud oo loo ogolaaday inuu dalka ka dhoofo, kadib Kulan uu la...

Hoggaamiyaha Ahlu suna ee siyaasadda ka fariistay Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa loo ogolaaday inuu dibadda u dhoofo, kadib kulan uu xalay...

Askar ka tirsan Haramcad oo la xiray kadib markii ay soo duubeen muuqaal Aflagaado...

Askar ka tirsan ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ee Haramcad ayaa la xiray kadib markii ay muuqaal ay soo duubeen ku baahiyeen baraha...

Gaadiidkii Dagaalka & Maleeshiyadii Ahlu suna oo lagu wareejiyey Ciidamada Dowladda. (Sawirro)

Waxaa xaruntii Ahlu suna ee INJI, magaalada Dhuusamareeb howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gorgor kula wareegayaan Gaadiidkii iyo maleeshiyadii Alshabaab ee ku...

Sheekh Shaakir: “Waxaan u tanaasulnay Shacabkeena, markii aan aragnay inay soo socoto..” [Daawo]

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saxaafadda la hadlay, kadib markii lasoo afjaray dagaalkii magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna caddeeyay inay u tanaasuleen shacabka, ayna mas'uuliyadii...

Macalin Max’ud & Sheekh Shaakir oo isu dhiibay ciidamada Dowladda & Xarunta INJI oo...

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd madaxda Ahlu...

Qaar ka mida Ciidamadii Ahlu suna ee ka dagaalamayey xarunta INJI oo is dhiibay...

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xaalada ay hadda degan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo maanta ka...

Maxaa ka jira inuu dhaawacmay C/samad Macalin Max’ud..? [Wararkii Dhusamareb]

Waxaana weli magaalada Dhuusamareeb ka socda dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu suna, iyadoo warar kala duwan kaasoo...

Wararkii ugu danbeeyay Dagaalka Dhuusamareeb & Ciidamada NISA oo dib ula wareegay saldhigga Guriceel..

Wararka ayaa sheegaya hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaalkii ka socday magaalada Dhuusamareeb uu hoos u dhacay, iyadoo markii ugu horeysay...

Wararkii ugu danbeeyay ee Dagaalka ka socda Dhuusamareeb & Madaafiic ku dhacday xarumo…

Waxaa weli dagaal ka socdaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo rasaas xoog leh ay dhaceyso, isla markaana ay qeybo ka...

DEGDEG: Ciidamada Ahlu suna oo dagaal ka bilaabay degaanka Guriceel…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo taageersan Ahlu suna ay dagaal ka bilaabeen magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Dagaal ka socda xaruntii INJI ee Ahlu suna & Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb…

Dagaal ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, kaasoo dhex maraya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee magaalada ku wada sugnaa, kadib xiisad...

Madaxweyne Qoorqoor: “Wadaadada ku jira INJI waxaan ugu baaqayaa inay joojiyaan wax kasta oo..”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay Ahlu suna inay weerar ku qaaday bar Koontrool oo u dhow isbitaalka Magaalada...

Sh. Max’ed Shaakir: “Ciidamo ka amar qaata dowladda Federaalka ayaa weerar kusoo qaaday xarunta...

Sheekh Maxamed Shaakir madaxweynaha Galmudug ee Ahu suna magacawday ayaa shaaciey inay ciidamada dowladda Soomalaiya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb weerar ku...

Rasaas la isku weydaarsaday Magaalada Dhuusamareeb & Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegeya in caawa rasaas laga maqlay magaalada, taasoo u dhaxeysay ciidamada dowladda iyo...

Ciidamada Dowladda ee Dh/Mareeb oo xiray mas’uul ka tirsan Ahlu suna & xayiraad cusub...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sii xoojiyey xayiraadda saaran xarunta Ahlu suna ku leedahay...

Faahfaahin Dil ka dhacay gudaha xarunta Ahlu suna ee Magaalada Dhuusamareeb..

Wararka laga helayo magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay gudaha xarunta weyn ee Ahlu...

Ciidamada Dowladda oo Ahlu suna kala wareegay Koontarooladii Canshuuraha ee Dhuusamareeb..

Ciidamada dowladda Federaalka ayaa la wareegay Koontaroolada lagu qaado canshuuraha ee magaalada Dhuusamareeb, xarunta maamulka Galmudug.

Ciidamo Dowladda oo xiray Isu socodka magaalada Dhuusamareeb iyo bannaanbax laga cabsi qabo inuu..

Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaasi ka dhaco bannaanbax...
Macalin Maxamuud Sheekh Xasan

Macalin Max’ud: “Laga bilaabo Caawa waa inaan Hubkeena lasoo baxnaa, waxaan isaga celineynaa…”

Hoggaamiyaha Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa aamusnaantii ka baxay isagoo sheegay in Ahlu suna iyo taageerayaasheeda...
141,607FansLike
1,375FollowersFollow
4,714FollowersFollow