Tag: Baarlamaanka Jubbaland

Guddoomiye ku-xigeenadii Baarlamaankii hore ee Jubbaland oo Dib loo doortay, iyadoo aan lala tartamin

Iyadoo maanta magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxaa iyadoo aan lala tartamin...

Xildhibaanno cusub oo lagu dhaariyey Kismaayo & Jubbaland oo yeelatay laba Baarlamaan [Sawirro]

Waxaa galabta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey baaralmaankii labaad oo ay soo xuleen Guddiga Doorashada ee Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland, kaasoo barbar socda Baarlamaanka...

Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland oo Degdeg loo dhaariyey & Guddoomiye KMG ah oo la...

Waxaa Goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu qabtya munaasabad lagu dhaariyey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo xalay ay magacyadooda shaaciyeen...

Baarlamaanka Jubbaland oo xayiraad isku soo rogay & Qodob uu watay Axmed Madoobe oo...

Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ansixiyay qodob la sheegay inuu ka dalbaday madaxweynaha maamulkaasi oo xayiraad ku soo rogaya in Baarlamaankaasi ku shiro karo meel...
error: Content is protected !!