Tag: BBC
Mid ka mida Weriyeyaashii ugu caansanaa oo ka tegaya Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da
Mid ka mid weryiyeyaashii ugu caansanaa Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ayaa la shaaciyey inuu ka tegayo idaacadaasi, isagoo gelaya howlgab.
Maxaad ka taqaan weriyayasha cusub ee ku biiray Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da? [Sawirro]
Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da oo dhowaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejiyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa qaadatay weriyayaashii ugu...
Weriye Harun Macruf oo ka daba tegay War ay BBC-du ka qortay Sarkaal Daacish...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xubin ka tirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay toddobaadkii hore magaalada Muqdisho. Ninkan ayaa lagu magacaabaa Mahad Macalin oo...
Weriye C/risaaq Catoosh: Fasax miyuu ka qaatay shaqadii Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da, Mise waa...
Weriyaha Laanta af Soomaaliga ee BBC ee fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ruqsad muddo sannad ah qaatay howshii weriyenmo ee BBC-da...
Wareysigii BBC-da ee Ra’iisal Wasaare Kheyre oo dhaliyey Dood kulul & Weerar lagu qaaday...
Baraha bulshada waxaa qabsaday saacadihii ug danbeeyay dood ku saabsan wareysi toos ah oo Telefishanka BBC-da la yeeshay Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo...
Shukri Jaamac: Gabadhii ku guuleysatay Abaalmarinta Maansada Gabdhaha ee BBC-da
Shukri Jaamac Ibraahim ayaa ku guulaysatay abaalmarinta gabdhaha da'da yar ee hal abuurka leh oo ay soo qabanqaabisay laanta Af Soomaaliga ee BBC. Kaalimaha 2aad...
Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ka jawaabtay Warbixin ay soo tarjuntay oo si weyn loogu...
Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa jawaab ka bixisay Warbixin ku saabsan sheekada nin Soomaali ah oo sheegay inuu Afrika uga qaxay 'faquuqa ay...
DEGDEG: Ciyaaryahanka reer Masar ee Mohamed Salah oo ku guuleystay Laacibka BBC ee 2017
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar ee u ciyaara kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaalarinta sanadlaha ah ee BBC African...
Tifaftire cusub oo loo magacaabay Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da [Akhriso]
Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo ah idaacadii ugi fac weyn ee Afsoomaaliga ku baxa ayaa loo magacaabay tifaftire cusub. Weriye lagu magacaabo C/llaah Cabdi...
Saxafi caan ah oo ku biiray Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da [Daawo Sawirro]
Saxafi kale oo caan ah ayaa ka mid noqdau weriyeyaasha Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da, xarunta dhexe ee magaalada London. Saxafiga Aadan Maxamed Cabdi (Saalamiin) oo...
DEGDEG: Riyad Mehrez oo ku guuleystay Abaalmarinta BBC ee Laacibka K/cagta Afrika
Laba laacib oo qura ayaa isugu haray abaalmarin  BBC-da ee Laacibiinta Afrika kadib markii ay ka hareen wareegii ugu danbeeyay saddex laaciib oo liiska...
Weriye caan ah oo ugu danbeyn ku biiray Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da
Weriye Mowliid Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa saxaafiyiinta Soomaalida ee muddooyinkii dambe ku noolaa dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu biiray Idaacadda BBC-da...
SAWIRRO: Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay weriye C/raxmaan Koronto
Weriyaha caanka ah ee Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto) ayaa xaflad sagootin ah loogu sameeyay xarunta dhexe ee idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga magaalada London,...