Tag: Booliska

Xarun KMG ah oo loo diyaariyey bixinta Waraaqaha Dembi-la’aanta CID-da & Isbedel weyn oo...

Taliska Ciidamada Booliska ayaa isbedel weyn ku sameeyay qaabka loo bixin jiray warqadda Denbi la'aanta ee CID-da bixiso, taasoo dowladda Somalia ay...

Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Koox u badan Haween oo ka Ganacsada Caruurta...

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in magaalada Muqdisho lagu qabtay koox ka ganacsatada caruurta oo muddo ay ku daba jireen ciidamada...

Alshabaab oo War kasoo saartay Qarixii lagu dhaawacay Jeneral Dhoore & xilka uu ka...

Alshabaab ayaa sheegtay weerarkii lagu khaarijin lahaa jeneral ka tirsan ciidamada Booliska oo shalay ka badbaaday qarax loogu xiray Gaarigiisa, balse...

Ciidamada Amniga oo Baydhaba ku dilay Wiil Dhalinyarro caan ah & Haweeney Gaari ku...

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada amniga magaalada ay toogasho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala ururrada...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar

Jeneraal 40 sano Milateri ahaa oo loo dhiibay hoggaanka Ciidamada Booliska Somalia. [Akhriso Taariikhdiisa]

Waxaa dhowaan isbedel lagu sameeyay hoggaanka talisyada ciidamada dalka, iyadoo xilalkii laga qaaday dhammaan afarta taliye ee ciidamad Qalabka sida, lana magacaabay...

Su’aalo laga keenay Qaabkii loo dilay 4 Qof oo shalay Booliska ku toogteen Suuqa...

Su'aalo badan ayaa ka dhashay afar qof oo shalay ay Ciidamada Booliska ku dileen Suuqa Bakaaraha markii ay ku eedeeyeen inay qorsheynayeen...

Dabley dooneysay inay khaarijiso Agaasime ka tirsan xukuumadda Somalia oo Muqdisho lagu toogtay..

Taliska Ciidanka Booliska ayaa shaaciyey in Muqdisho lagu toogtay dabley isugu jirtay 3 rag iyo haweeney oo doonayey inay khaarijin ku dilaan...

Askar ka tirsan Booliska oo lagu dilay Muqdisho & Dagaal maleeshiyo & Ciidamo ku...

Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada Booliska ayaa...

Booliska oo shaaciyey in Gacanta lagu dhigay Ninkii ka dambeeyay Dilka Suleeqa Yuusuf…

Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan meydkeeda laga...

Taliska Booliska oo War kasoo saaray Sadexdii Qof ee Gadiidka AMISOM ku dileen...

Taliska Booliska ayaa war kasoo saaray shil dhowaan ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho oo ciidamada Gaadiid ay wateen AMISOM...

Sarkaal Shabaab ah oo isu dhiibay Dowladda oo si la yaab leh uga baxsaday...

Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa Galabnimadii Sabtida ee todobaadkan ka baxsaday Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee ku yaala aagga...

Taliska Booliska oo shaaciyey in la qabtay Darawalkii waday Gaari ku Qarxay KM 4.

Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in la qabay Darawalkii waday gaarigii labaad ku qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska KM 4.

Ehelada marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo shaaciyey inay Saraakiil ka danbeeyeen dilkiisa.. [Daawo]

Ehellada Marxuum Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo meydkiisa laga helay Jimcihii isagoo ku geed ka laadlaada xerada Sheelare ee ciidamada Booliska...

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo isku daldalay Magaalada Muqdisho

Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya oo isku daldalay Xaafada Sheelare ee degmada...

FAAHFAAHIN: Ciidamada Booliska & Koox Burcad ah oo isku rasaaseeyay Xamarweyne & Qasaare ka...

Ciidanmada Booliska iyo koox burcad ah ayaa iska hor imaad ku dhex maray gudaha suuqa weyn ee Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo...

Warbaahinta Goobjoog oo Sharci-darro ku tilmaantay Xariga Weriye Cali Adan Mumin [War-Saxaafadeed]

Warbaahinta Goobjoog ayaa War ayka soo saartay xariga weriyaheeda Cali Aadan Muumin oo maalintii 2aad ku xiran xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho...

Weriye Cali Aden Muumin oo Caawa ku hoyanaya Xarunta CID-da iyo Weriyeyaal booqday oo...

Waxaa caawa xarunta Hay'adda Dembi baarista Booliska ee CID-da magaalada Muqdisho ku hoyanaya Weriye Cali Adan Mumin oo saaka halkaasi lagu xiray...

FAAHFAAHIN: Iska hor imaad Booliska & Koox Burcad ah ku dhex maray Muqdisho &...

Ciidamada Amniga ayaa caawa howlgal ka fuliyey degmada Hodon ayaa iska hor imaad dhex maray koox burcad ah oo fal dhac ah...

Weerarro Bambooyin oo lagu qaaday Saldhigyo Boolis oo ku yaalla Muqdisho & Rag loo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.

Qofkii waday Gaari Caawa ku qarxay Magaalada Muqdisho oo la qabtay & Wararkii ugu...

Booliska ayaa sheegay in la qabtay qofkii waday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho, agagaarka Beerta...
error: Content is protected !!