Tag: C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)

Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah. [Qormo uu diyaariyey Yuusuf Garaad]

Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo...

Madaxda Dowladda marka laga reebo Madaxweynaha oo ka qeyb galay Aaska Marxum Yariisow [Sawirro]

Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan.

Wararkii ugu danbeeyay Aaska Marxuum Yariisow & Wadooyinka Muqdisho oo la xiray

Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum...

Akhriso: Taariikhda Marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) 1965 – 2019

Guddoomiyihii Gobolka banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka Hamad General Hospital ee magaalada Doha, dalka...

Maxkamadda Milateriga oo xukun dil ah ku riday C/raxmaan Cumar Cismaan -Yariisow- [Akhriso]

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo lagu xukumay...
error: Content is protected !!