Tag: Canshuurta Alshabaab

XOG: Alshabab oo Baad ka qaadatay dhismaha Wadada Muqdisho-Afgooye, kadibna joojisay dhismihii Garoonka Muqdisho

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay lacag baad ah ka qaateen dhismaha wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee lagu dhisayo dhaqaale...

C/raxman C/shakur: “Waxaa shaki dhaliyey in wada-shaqeyn ka dhaxeyso Dowlada & Alshabaab?!”

Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga...

DHAGEYSO: Warbixin Xasaasi ah oo ku saabsan Lacagaha Canshuuraha ah ee ay qaado Kooxda...

Kooxda Alshabaab ayaa si weyn u xoojigay lacagaha kala duwan ee ay ka qaado ganacsatada iyo dadweynaha ku nool Koonfurta Soomaaliya. Warbixin ku saabsan lacagaha...
error: Content is protected !!