Tag: CIA

US spy chiefs warn of continuing threat from Shabaab militants

Al-Shabaab is likely to continue posing threats to the nations of East Africa in the coming year, the heads of the US intelligence agencies...

Sirdoonka Mareykanka oo shaaciyey 3 Qodob oo Dowladda Farmaajo ugu fashilantay Dagaalka Alshabaab

Warbixin ay Sirdoonka Mareykanka soo saareen ayaa lagu sheegay in halista Alshabaab ku heysto dalalka Bariga Afrika ay sii socon doonto sanadaha soo socda. Warbixinta...

Haweeneydii ugu horeysay oo Agaasime ka noqotay Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da [Akhriso]

Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u ansixiyeya inay hogaamiso hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, kadib markii uu xilkaasi u soo magacaabay Madaxweyne...

AMISOM oo Muqdisho ka furtay Shirka Hay’adaha Sirdoonka Ajbaniga ee ka howlgalla Magaalada Muqdisho...

Shirkii saddexaad ee Sirdoonka iyo Is-dhaafsiga Macluumaadka, oo looga gol lahaa in lagu xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxeysa hay’adaha sirdoonka ee kala duwan ee...

Qorshe uu Madaxweyne Trump ku doonayey inuu ku eryo Madaxa Guddi Baaris ku haya...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amray in shaqada laga eryo dacwad oogaha gaarka ah ee Robert Mueller bishii June ee sanadkii lasoo dhaafay. Go'aanka Trump...

CIA-da Mareykanka oo baahisay xog cusub oo ku saabsan Sheekh Usaama Bin Laaden

CIA ayaa baahisay ku dhowaad 470,000 oo faylal oo la helay intii uu socday howlgalkii 2011-kii lagu dilay hoggaamiyihii hore ee Al-Qacidda, Osama Bin...

Ciidamadii DANAB ee la geeyay Gaalkacyo oo dad ka afduubtay Gaalkacyo (Dhageyso Qeylo dhaanta...

Ciidamadii DANAB ee Kumaandooska Milateriga Soomaaliya oo dhowaan la dejiyay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu eedeeyay inay afduub ka geysteen magaaladaasi, sida uu...

Saynisyahan reer Iiraan ah oo CIA-da Mareykanka afduubtay oo lagu daldalay Iiraan

Saynis yahan reer Iiraan ah oo xirnaa tan iyo sanadkii 2010-kii ayaa la daldalay, sida ay qoyskiisu shaaciyeen. Shahram Amiri wuxuu ahaa saynisyahan caan ah...

Maxaad ka taqaan Saraakiisha Ajnabiga ah ee Muqdisho ka ugaarsatada jirka is-miidaamiyeyaasha..?!

Waxaa lagu arkaa inta badan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada ee is-miidaamiyeyaashu Shabaabka naftooda ku haligaan  waa saraakiil ajnabi ah oo si weyn u qalabeysan,...
Alshabaab oo shaacisay qaabkii shirqoolka loogu dilay Axmed Godane

WARBIXIN: Alshabaab oo shaacisay qaabkii shirqoolka loogu dilay Axmed Godane [Magacyada]

Maxkamad ay leedahay kooxda Alshabaab  ee gobolka Baay xukunno lagu sheegay  xaddu riddo  ku fulisay rag lagu soo eedeeyay inay Jawaasiis ahaayeen una shaqeynayeen...

Nabadsugidda Soomaaliya oo sheegtay inay qabatay Liibaan Xaaji Maxamed (Sidee ku soo gacan galay?)

Hay’adda Nabad sugidda Qaranka NISA ayaa maanta shaacisay inay gacanta ku hayso Liibaan Xaaji Maxamed oo lagu tuhunsan ahay inuu ka tirsanaa kooxda Al-shabaab...
error: Content is protected !!