Tag: Dagaal

Faahfaahin: Dagaal Alshabaab & Ciidamada Hirshabeelle ku dhex maray duleedka Jowhar oo lagu taliyihii...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhex maray ciidamada Maamulka...

Ciidamada Dowladda oo sheegay inay duqeyn ku dileen taliye xigeenkii Jabahat-ka Alshabab & maleeshiyo...

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab...

Ciidamada Dowladda Somalia oo sheegay inay Maleeshiyo fara badan oo Alshabab ah ku laayeen...

Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose ay ku laayeen maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.

Maleeshiyo ka tirsan Alshabab oo lagu dilay kadib Weerar ku qaadeen Degmada Qoryooley [Faahfaahin]

Faahfaahin laga helayo dagaal ka dhacay Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaysa in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar kedis ah oo...

Ciidamada Dowladda oo Maleeshiyo ka tirsan Alshabab ku laayey Gobolka Sh/hoose.

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee kumaandooska Danab ay maleeshiyo badan ku dileen dagaal ku...

Wararkii ugu danbeeyay Alshabab oo weerar culus ku qaaday Deynuunaay,- duleedka Baydhaba.

Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhaba.
Ciidamada Liyuu Boolis oo dad kale oo shacab ah ku laayay Dacdheer

Macawisleyda Gobolka Hiiraan oo weerar ku qaaday Alshabaab & maleeshiyo lagu dilay…

Kooxda Macaawisley ee dagaalka kula jirta Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen degaanka Luuq Jeelow ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo Alshabaab ay...

Alshabaab badan oo lagu laayey & Qaar lagu qabtay weerarkii Awdheegle. -Taliyaha Ciidamada Lugta-

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen ciidamada dowladda,...

Kumaandooska oo Dib u waabiyey Weerar rogaal-celis ah oo Alshabab ku qaaday Aw-dheegle. (Sawirro)

Ciidanka klumaandooska Xooga Dalka ee Danab ayaa weerar rogalcelis ah kala kulmay maleeshiyada Alshabaab, kadib markii ay ka qabsadeen degmada Awddheegle, waxaana...
Korneyl Cabdi Siciid Cadde

Dagaal Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyo ku dhex maray duleedka magaalada Boosaaso iyo Qasaare…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is fara saareen...

Dagaal ka socda degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose & Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo degmada, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed iska horjeeda.

FAAHFAAHIN: Ciidamada AMISOM & Milateriga uu Turkiga tababarray oo Dagaal lama filaan ah dhex...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelaha Biyaha, kaasoo hore loo sheegay inuu dhex maray ciidamada AMISOM...

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Kala-beyr, Beledweyne.

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee duleedka...

DEGDEG: Dagaal ka Qarxay duleedka magaalada Beledweyne & Sarkaal lagu dilay…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ciidamo ka wada tirsan Milateriga Somalia oo ku dagaalamay xaafad ka mida Magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray Xaafada Xoosh...

Faahfaahin: Dagaal Qaraar oo Ciidamada Dowlada iyo Alshabab ku dhex maray duleedka Degmada Balcad…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaasha Alshabaab ku dhex maray Tuulada Yaaqle ...

Ciidamo Boolis & Milateri ah oo dagaal culus ku dhex maray magaalada Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Warbixin Dagaalkii dhex maray Booliska Muqdisho & Milateriga Sh/Dhexe (Ciidamo badan oo…)

Iska hor imaadyo xoog leh ayaa maanta ku dhex maray degmada Shibis iyo xaafado ku dhow ciidamada Booliska iyo kuwa milateriga ee...

Faahfaahin: Iska hor imaad Ciidamo ka tirsan Dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Ciidanka Booliska...

Sidee Alshabab markii labaad ku qabsadeen Degmada Balcad? [Wararkii ugu danbeeyay…]

Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka baxay xalay xilli danbe degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii ay xalay dagaal kula wareegeen.
error: Content is protected !!