Thursday, January 21, 2021

Dagaalkii Xabsiga Dhexe

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku riday Alshabaabkii ka baxsaday Xabsiga Dhexe iyo 9 Askari oo ka tirsan…

Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe...

Xog dheeraad ah oo laga helay sidii Maxbuus ka tirsan Alshabab u qorsheeyay weerarkii Xabsiga Dhexe? (Galka Baarista)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe, iyadoo la ogaaday ninkii ka dambeeyay qorsheynta weerarka iyo sidii hubka lagu...

Sidee Alshabaab u qorsheysay dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe? (Akhriso Warbixinta Baarista Guddiga)

Baaritaan hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga dowladda Soomaaliya u saartay dagaalkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa...

Guddigii Baarista Dagaalkii Xabsiga Dhexe oo Warbixin yaab leh kasoo saaray sidii loo qorsheeyay falkaasi

Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-k August 2020 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa soo saray natiijada baaritaan...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!