Tag: Deni

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madax ka tirsan dalka Imaaraadka Carabta [Sawirro]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigii la socday oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka,...

Madaxweynaha Puntland oo Safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofay Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa u socdaalay dalka Imaaraadka Carabta oo safarkiisii ugu horeeyay uu ku tegayo intii uu noqday madaxweynaha...

Safiirka Mareykanka oo tegay Bosaaso & kulan uu la yeeshay madaxweynaha Puntland

MadaxweynahaPuntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti...

Madaxweyne Deni oo Wasaarad cusub ku soo daray Xukuumadda Puntland [Akhriso Wareegto]

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu ku dhisay wasaarad cusub oo ku soo biireysa wasaaraha xukuumadda Puntland.

Madaxweyne Deni oo Taliye iyo ku-xigeen u Magacaabay Ciidamada Madaxtooyada Puntland [Akhriso]

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay taliye iyo taliye xigeen cusuboo madax u noqonaya ciidamada madaxtooyada Puntland.

Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo War kasoo saaray Weerarka Alshabab ee Muqdisho [Akhriso]

Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo Qaraxyadii ka...

Madaxweynaha Puntland oo Amar kasoo saaray Dilka Caa’isha Ilyaas & Dad loo xiray Kiiska...

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amar kasoo saaray dilka gabadhii 12 sano jirka ahayd ee tacadiga lagula kacay, laguna dilay...

Madaxweynaha Puntland oo magacii ka bedelay Wasaarada ka mida Xukuumadiisa [Wareegto]

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray magacii uga bedelay wasaarad ka mida xukuumadda maamulka Puntalnd ee uu dhowaan...

Madaxweynaha Puntland oo Golihiisa Wasiirada hor geeyay Baarlamaanka Puntland [Sawirro]

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Golaha cusub ee Xukuumadiisa hor geeyay Golaha Wakiillada Puntland oo weli ku jira kal-fadhiga 43-aad...

Madaxaweynaha Puntland oo Goor dhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada.

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu goor dhow ku dhawaaqayo Golaha cusub ee wasiirada maamulkiisa, kadib doorashadii 8-da Janaayo...

Madaxweynaha Puntland Amarro Degdega kasoo saaray Dilkii Agaasimaha Dekadda Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amarro degdeg ah kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu khaarijiyey Maamulihii dekadda Boosaaso ee Shirkadda...

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay Shir Garowe uga furmaya Madaxweyne Farmajo & Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijadii kasoo baxday shirar magaalada Garowe uga socday madaxweynaha dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada. Siciid Deni...

Madaxweynaha Puntland oo Shir isugu keenay Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Maamul Goboleedyada

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu kulan quraac ah barqadii ugu yeeray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi...

TOOS U DAAWO: Caleema-saarka Madaxweynaha Puntland ee Magaalada Garowe

Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub  ee Puntland Siciid C/llaahi Deni. Waxa madasha xafladda ku sugan madax fara badan oo ka socda...

Madaxtooyada Somalia oo dalbatay inaan Khudbad la siin C/raxmaan C/shakuur [Maxaa dhacay..?]

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in khudbadaha xafladda caleemo saarka laag reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan C/shakuur Warsame. Arrintan ayaa ka...

DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe..?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa...

Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo maanta tegaya Magaalada Garowe

Iyadoo qabanqaabadii ugu danbeysay ee caleemo saarka madaxweynaha Puntland  ay ka socoto magaalada Garowe ayaa la filayaa inay maanta halkaasi gaaraan madaxweyne Maxamed C/llaahi...

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Amar Culus kasoo saaray Magaalada Garowe [Akhriso]

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida loo caleemo saarayo xilka loo doortay 8-da bishan Janaayo ayaa soo saaray caawa amar culus...

Mid ka mida Madaxdii lagu casuumay Caleemo-saarka Madaxweynaha Puntland oo ka baaqsaday

Wararka laga helayo magaalada Garowe oo ay ka socoto qabanqaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegaya in mid...

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo hortegay Baarlamaanka Puntland & Codsi uu hordhigay oo…

Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni ayaa maanta hortegay Golaha Wakiilada Puntland, isagoo hordihay codsi ku saabsan muddo kordhin loo sameeyo xilliga uu...
error: Content is protected !!