Tag: Dhaawaca Yariisow

XOG: Baaritaanka Qaraxii Xarunta G/Banadir oo lasoo gabagabeeyay [Maxaa kasoo baxay?]

Sida ay sheegeyso xogta laga helay ilo dhinaca amniga ah waxaa lasoo gabagabeeyay baaritaankii Hay'adaha Amniga ku hayeen qaraxii ka dhacay xarunta...

Guddoomiye ku-xigeenada G/Banaadir oo iska fogeeyay tuhunka Qaraxii 24-ka July [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay in shirkii...

Akhriso: Taariikhda Marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) 1965 – 2019

Guddoomiyihii Gobolka banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka Hamad General Hospital ee magaalada Doha, dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi diray, Amarna kasoo saaray Geerida Guddoomiye Yariisow.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum...

Guddoomiyihii G/Banaadir oo u geeriyooday dhaawicii kasoo gaaray Qarixii xarunta..

Wadarla laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa xaqiijinaya inuu goordhow dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa...

Dhageyso: Safiirka Somalia ee Qatar: “Yariisow weli ICU-da ayuu ku jiraa, Firir ayaana Calooshiisa...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar  C/risaaq Faarax Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda caafimaad ee dhaawacyada loo qaaday dalka Qatar oo...

Guddiga Gurmadka Qarixii Xarunta G/Banadir oo 5 Qodob u diray Madaxweyne Farmaajo

Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen warbixin...

XOG: Maxaa ka jira in Kaamerooyinka Xarunta G/Banaadir (CCTV) la damiyey Qaraxa ka hor?

Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa xarunta Gobolka Banaadir ee Qaraxu ka dhacay Arbacadii 24-ka July 2019, iyadoo la ogaaday in...

Guddoomiye Yariisow oo Qalliin kale lagu sameynayo & Xog laga helay xaaladiisa caafimaad..

Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya in Qalliin kale lagu sameyn doono guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan,...

Mid ka mida Dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar oo Geeriyooday & Xaaladda Guddoomiye...

Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar ee ku...

Guddoomiyaha X/weyne: “Waxaan kusoo baraarugay anagoo dhulka wada jiifno, dhaawac iyo dhimasho..”

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed C/qaadir oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ayaa ...

Akhriso: Magacyada Dhaawacyada la geeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar

Waxaa isbitalka Hamad ee magaalada Doha lagu daweynayaa 12 qof oo ah dhaawacyadii laga qaaday magaalada Muqdisho ee uu ka mid ahaa...

Sidee loogu tuhmay inay ‘Basiiro Cabdi’ ka danbeysay Qarixii Xarunta G/Banadir?! [Warbixin xasaasi ah]

Inkastoo war rasmi ah aanu kasoo bixin hay'adaha Amniga dowladda Soomaaliya oo ku saabsan qarixii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ee...

Madaxweyne Farmajo oo xalay Saqdii dhexe isugu yeeray taliyeyasha ciidamada [Sirdoonka oo ka maqnaa..]

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee Amniga Caasimadda Muqdisho, kadib in ka badan 24...

XOG laga helay Alshabab: Maxaa loo adeegsaday Qarixii xarunta G/Banaadir? [Ma ahayn Is-miidaamin]

Iyadoo maamulka Gobolka banaadir uu sheegay in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa Is-miidaamin haweeney...

Dhaawaca Guddoomiyaha G/Banadir oo loo duuliyey Dalka Qatar & Wararkii ugu danbeeyay…

Dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa goor dhoweyd loo duuliyey dalka Qatar, iyadoo diyaarad caafimaad oo milateri ka qaaday garoonka...

Mahad Salad: “Musiibadii G/Banadir AlShabab Shirko ayaa lagula ahaa..” [Warbixin Culus]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa su'aalo badan ka keenay qaabka uu u dhacay qaraxii lagu weeraray...

Qabanqaabada qaadista Dhaawacyada Qarixii Muqdisho oo socota & Yariisow oo koomo ku jira.

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee lagu doonayo in dibadda loogu qabo dhaawacyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee shalay galab...

XOG: Yaa ka danbeeyay Qarixii Is-miidaaminta ee Xarunta G/Banadir, Yaase Fuliyey.?

Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa is-miidaamin, kasoo...

Xukuumadda oo magacawday Guddiga Gurmadka Qarixii Xarunta G/Banaadir [Akhriso]

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ka...
error: Content is protected !!