Tag: Dil

Dabley dooneysay inay khaarijiso Agaasime ka tirsan xukuumadda Somalia oo Muqdisho lagu toogtay..

Taliska Ciidanka Booliska ayaa shaaciyey in Muqdisho lagu toogtay dabley isugu jirtay 3 rag iyo haweeney oo doonayey inay khaarijin ku dilaan...
Korneyl Cabdi Siciid Cadde

Nin Kenyan ah oo lagu dilay Magaalada Boosaaso & War laga soo saaray

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.

Ganacsade & Siyaasi caan ahaa oo lagu dilay Magaalada Baydhaba & 4 qof kale...

Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka Magaaladaasi,...

Koox hubeysan oo Dil ka geystay Suuqa ugu weyn Muqdisho, kadibna baxsatay

Faahfaahin ayaa laga helayaa Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha oo lagu khaarijiyey Nin la heegay inuu ahaa...

Sarkaal ka tirsan Ciidamada G/Banadir oo lagu dilay Muqdisho & Ninkii falka geystay oo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka tirsanaa Ciidamada...

Nabaddoon ka mida Salaadiinta Gobolka Mudug oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo.

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa hakaasi lagu dilay nabadoon ka mida salaadiinta Gobolkaasi.

Faahfaahin Ganacsade lagu dilay Magaalada Muqdisho & Alshabab oo sheegatay Qarax Miino oo ka...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof ganacsade ahaa lagu dilay degmada Dharkeynley, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay Miino ku...

Askar ka tirsan Booliska oo lagu dilay Muqdisho & Dagaal maleeshiyo & Ciidamo ku...

Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada Booliska ayaa...

Alshabab oo Xukun Dil ah ku fuliyey Haweeney lagu eedeeyay Basaasnimo & 2 Qof...

Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada Jamaame ee...

Alshabaab oo xukun toogasho ah ku fulisay Nin lagu eedeeyay adeegsiga Sixir-ka iyo Madiidada

Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu'aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay inuu Sixiroole...

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo sabab yaab leh u toogtay Darawal Mooto-Bajaaj.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Tahriibayaal Oromo ah oo lagu dilay weerarro ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib weerarro kala...

Guddoomiyihii Maxkamadda Sh/hoose oo u dhintay weerar Mindi & Mid ka mida Raggii weerarray...

Weerar nooc cusub ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar Mindiyo loo adeegsaday lagu qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose Siciid Cumar...

Ganacsade lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho & Faahfaahin laga helay..

Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa nin Ganacsade ahaa toogasho ku dilay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Nabad-doon lagu dilay magaalada Kismaayo & Axmed Madoobe oo War degdega kasoo saaray.

Waxaa magaalada Kismaayo lagu dilay Oday Nabadoon Caan ka ahaa oo Magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Ibraahim Jeeri, kadib markii koox hubeysan ay...

Mahad Salad & C/kariin Guuleed oo si kulul u cambaareeyay Dadkii lagu laayey magaalada...

Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho...

Dad lagu xasuuqay Duleedka Gaalkacyo, kadib Dilka Wiil dhalinyaro ahaa… [Faahfaahin]

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in duleedka magaalada uu ka dhacay fal lagu xasuuqay dad gaaraya 9 qof, kadib dil...
Ciidamada Liyuu Boolis oo dad kale oo shacab ah ku laayay Dacdheer

Faahfaahin: Dad kasoo jeeda degaanada K/Galbeed oo lagu dilay degaan u dhow Dhuusamareeb..

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar qof oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed lagu dilay degaan u dhow Magaalada...

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Kala-beyr, Beledweyne.

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee duleedka...

Ganacsade Somali ah oo lagu dilay Dalka Koofur Afrika & mid kale oo lagu...

Wararka laga helayo dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in magaalada Capetown lagu dilay ganacsade Soomaaliyeed, iyadoo mid kale lagu dhaawacay kadib weerar...
error: Content is protected !!