Tag: France

Qarax ka dhacay magaalada 3aad ee ugu weyn dalka Faransiiska iyo wararkii ugu danbeeyay…...

Qarax ayaa ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska, kadib waxyaabo qarxa o la dhigay wadada Victor-Hugo , waxaana la soo...

Axmed Cismaan Geelle: Ganacsade reer Somaliland ah oo ay isku heystaan Jabuuti & France...

Waxa sii xoogeysatay dooda ka taagan ganacsade kasoo jeeda Somaliland oo ay arrintiisa isku heysaan dowladaha Jabuuti iyo Faransiiska, ayna ku soo...

Faransiiska oo Itoobiya ka taageeraya dhismaha ciidamada Badda [Heshiisyo la saxiixay -Sawirro-]

Dalalka Itoobiya iyo Faransiiska ayaa kala saxiixday heshiisyo milateri iyo dhaqaale, kadib booqashadii ugu horeyay ee madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron uu ku...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka. Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska Aline Kuster-Menager ayaa...

Dowladaha Faransiiska & Germany oo Safiirro cusub u soo magacaabay Soomaaliya (Sawirro)

Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo maanta waraaqaheeda aqoonsiga uu ka guddoomay wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed...

DEGDEG: Xulka France oo ku guuleystay Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta 2018

Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee fiinaalka uu goor dhoweyd ka badiyey xulka Croatia. Ciyaarta oo goolal...

Nin Burcadnimo ku caan baxay oo diyaarad Helikobtar ah uga baxsaday Xabsi ku yaalla...

Nin burcad caan ah oo si weyn looga yaqaan dalka Faransiiska ayaa xabsigii uu ku jiray uga baxsaday kadib markii uu diyaarad kuwa qumaatiga...

Madaxweynayaasha Mareykanka & Faransiiska oo Ereyo kulul is weydaarsaday [Dagaalkii Ganacsi oo gaaray heerkii...

Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa faransiiska ayaa eedaymo xooggan oo ku aaddan siyaasadda ganacsiga iswaydaarsaday xilli uu shir madaxeedka dalalka loo yaqaan G7 ee ugu...

Hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Faransiiska oo si weyn uga careysiiyey Boqortooyada Sacuudiga

Wasaaradda Arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa si kulul u beenisay war kasoo yeeray Madaxweynaha Faransiiska oo ku saabsan in Sacuudiga ay xabsi dalkeeda ku gelisay...

Nin Qaxooti ku ahaa Faransiiska oo Dhalasho & Shahaado ku helay Wiil uu si...

Wiil Qaxooti Soo-galooti ku ahaa dalka Faransiiska oo kasoo jeeda dalka Maali ayaa noqday halyey muteystay in la siiyo dhalashada Faransiiskana iyo shahaado sharaf...

Madaxweynaha Iiraan oo si kulul u weerarray Qorshe ay wataan Madaxweynayaasha Mareykanka & Faransiiska

Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub aysan sharci u lahayn in ay wax ka badalaan heshiiskii Nuyuukleerka ee lala...

SAWIRRO: In ka badan 30 Gantaal oo lagu weerarray Suuriya & Muuqaaladii ugu danbeeyay

Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarro duqeyn ah oo dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen dalka Suuriya. Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay...

Wararkii ugu danbeeyay Weerarro culus oo Mareykanka, France iyo Ingiriiska ku qaadeen Suuriya [Qaraxyo...

Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa weerarro duqeymo Aroortii saaka ku qaaday magaalooyin ka tirsan dalka Suuriya, iyadoo ugaa jawaabay  weerar la sheegay in...

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo loo xiray baaritaan lagu hayo lacag uu...

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo sii qaaday saldhig booliis si su'aalo looga waydiiyo eedaymo sheegaya in uu dhaqaale uu ku ol'olaystay...

Donald Trump oo amray in Mareykanka laga sameeyo Dhoolatus uu ku soo caashaqay dalka...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la sheegay in uu dalbaday in Maraykanka laga sameeyo dhoolatus militari kaas oo la mida kan Faransiiska laga qabto...

Sun laga helay Caano la siiyo Carruurta oo caan ka ah Dunida & Amar...

Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee Lactalis ee samaysa caanaha carruurta ayaa amartay in dib loogu soo celiyo caanaha ay soo saareen meel kastoo ay...

DEGDEG: Weerar loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay Magaalada Paris & Qasaaraha

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday baabuur uu goor dhow ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Gaarigan ayaa la sheegay...

SAWIRRO: Faransiiska oo safiir cusub u soo magacaabay Somaliya [Madaxweyne Farmajo oo qaabilay]

Dowladda Faransiiska ayaa safiir cusub usoo magacawday Soomaaliya, kaasoo maanta waraaqihiisa aqoonsi uu ka guddoomiyay madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xaflad ka dhacday...

Doorashooyinka Dalka Faransiiska oo lagu doortay Madaxweyne cusub [Sawirro]

Doorashadii madaxweynaha Fransiiska ayaa natiijadeedii la shaaciyay goor dhow, iyadoo uu ku guuleystay Emmanuel Macron. Natiijada cod bixintii maanta ayaa muujjisay inuu musharaxa midigta fog ee Emmanuel...
error: Content is protected !!