Tag: G/Banadir

KASHIFAAD: 3 Xaqiiqo oo ku Qarsoon Warbixintii Wasaaradda Amniga & Qarxintii xarunta Gobolka

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka bishan ka...

Guddiga Gurmadka Qarixii Xarunta G/Banadir oo 5 Qodob u diray Madaxweyne Farmaajo

Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen warbixin...

Guddigii Amniga ee Xukuumadda oo kormeer ka bilaabay degmooyinka G/Banaadir [Akhriso]

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa xalay bilaabay...

Maamulka G/Banadir oo Dan guud ku celiyey Dhul ay qeybsadeen Siyaasiyiin & Dadweyne ...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar dan guud loogu celinayo Dhulka ay ku fadhido Xaruntii Ciidamada Badda ee Degmada...

Xil ka qaadista Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xowli ku socda [Xi cusub oo la...

Iyadoo isbedellada lagu sameynayo maamulka degmooyinka Gobolka Banaadir ay xilkii laga qaaday guddoomiyaha degmada  Howlwadaag, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay. Waxaa xilkii laga qaaday Guddoomiyihii...

Maamulka G/Banaadir oo Caawa Burburin ku bilaabay Jardiinkii ugu horeeyay ee Muqdisho [Daawo]

Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd dhowr jeer la dumiyey...

Qaar ka mida Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo shaqadii looga joojiyey Musuqmaasuq

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqadii kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada laalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyada) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq. Arrintan ayaa timid kadib soo...

Maxkamadda G/Banadir oo Amartay in la soo xiro Saraakiishii ka danbeysay Xariga Agaasime loo...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan musuqmaasuq oo lagu soo eedeeyay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa amartay...

Muxuu Sharcigu ka qabaa Burburinta Hantida Gaarka ah [Warbixin Sharciyeed Xasaasi ah]

Waxaa ila haboonaataya in dhinaca sharciga laga fiiriyo amarka bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu bixiyay. Si loo ilaaliyo sharciga Waa...

Ganacsatada uu Amarka ku soo rogay Maamulka G/Banaadir oo War-Cad soo saaray [Digniin &...

Ganacsatada uu quseeyo amarkii kasoo baxay maamulka Gobolka Banadir ee ku saabsanaa in dowladda hoose ay dinb ula wareegtay Jardiinooyinka iyo beeraha ay lahayd...

XOG: Sababta loo xiray Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la ogaaday & Digniin Amni oo...

Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo gaartay heerkii ugu adkaa...

Halkee Guddoomiye Yariisow ku wadaa Maamulka Gobolka Banaadir..? [Khaladaadka uu ku kacay 4 Bilood...

Qormadan saddexaad ee ka mida qormooyinkeena xiriirka ahaa ee 100-kii maalmood ee Xafiiska ugu horeysay Guddoomiye Yariisow iyo Gobolka Banaadir waxaan ku eegeynaa qaabka...

KASHIFAAD: Maamulka G/Banaadir oo la wareegay Shirkad Gaara & Canshuurtii Guryaha oo Dib loo...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dib u bilaabanyo Canshuur ururinta Guryaha ki yaalla degmooyinka G/banaadir oo la bilaabay, isla markaana istaagtay xilligii...

Dowladda Qatar Basaska waaweyn ugu deeqday Maamulka Gobolka Banaadir & Maamul Goboleedyada [Sawirro]

Dowladda Qtrar ayaa maamulka Gobolka Banadir ugu deeqday Basaska waaweyn ee dadweynaha qaada oo gaaraya 30, iyadoo lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladda...

DAAWO: Dadweyne ka bannaanbaxay Dhul ay lahaayeen oo uu kala wareegay Guddoomiyaha G/Banaadir

Dadweyne Soomaaliyeed oo u badan maati ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ka cabanaya dhul ay sharci ahaan u leeyihiin oo guddoomiyaha Gobolka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Suudaan oo xaflad taageero ah u qabatay Gudoomiye Yariisow [Swirro]

Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda Afrika midaas...

XOG: Shirkadda ECCO oo salka la gashay Qabiil & C/weli Gaas oo soo farageliyay...

Shirkadda nadaafadda Magaalada Muqdisho ee ECCO ayaa soo dhex gashay dood ka taagan dhul dan guud ah oo laga siiyay ceelgaabta goobta loo yaqaan...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo booqday Degmadii ugu horeysay [Daawo Sawirro]

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey degmada Kaxda ee galbeedka magaalada Muqdisho, halkaas oo...

Xafladii labaad muddo 48 Saacadood ah oo Caawa Muqdisho loogu sameynayo Guddoomiye Yariisow

Xaflad kale oo soo dhoweyn ah ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho, taasoo loo sameynayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow). Xafladan...

Sagootin heer sare ah oo Xarunta G/Banaadir loogu sameeyay Wafdigii Guddoomiyaha Barlamanka Jabuuti [Sawirro]

Munaasabadaan lagu sagootinaayay Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xamud ayaa Xalay lagu qabtay Xarunta Aqalka dowladda Hoose ee Xamar. Munaasabada waxaa...
error: Content is protected !!