Tag: Gaalkacyo

Shirkii Gaalkacyo oo lasoo gabagabeeyay & Beesha Sacad oo dalbatay martigelinta Shirka Heshiisiinta..

Shirkii magaalada Gaalkacyo uga socday odayaal, siyaasiin, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee beesha Sacad ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaraay...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo 220-kun Doolar degdeg ugu diray dhismaha Garoonka Cawaale & Dood...

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg u diray lacag balanqaaday inuu uga qeyb qaato dhismaha Garoonka Ciyaaraha Maxamed Cawaale...

Caasho Geelle oo kashiftay Shirqoolkii Puntland u dhigtay Ra’iisal wasaare Kheyre [Dhageyso sida wax...

Wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Caasho Geelle ayaa faahfaahin ka bixisay wixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo shirqoolkii ay madaxda Puntland...

Maxaa dhex maray Ra’iisal wasaare Kheyre & Madaxweynaha Puntland? [Fashilka ku yimid Qorshihii Deni]

Qorshe maamulka Puntland ku doonayey inuu ku xakameeyo socdaalka Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre shalay ku tegay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa fashilmay,...

Puntland oo Eedeyn culus u jeedisay Ra’iisal wasaare Kheyre & Digniin ay u dirtay...

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo ah ku...

Puntland oo fasaxday inuu Ra’iisal wasaare Kheyre fagaare kala hadlo Dadka Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ugu danbeyn aqbalay in soo dhoweyn shacab Waqooyiga Gaalkacyo loogu sameeyo...

Is-mari waa’ ka taagan qaabkii Ra’iisal wasaaraha ku tegi lahaa Waqooyiga Gaalkacyo & Wararkii...

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is mari waa' uu ka dhashay qaabka uu Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ku...

Maxaa kasoo baxay kulankii Waxgaradka Beesha Sacad iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre.? [Akhriso 2 Qodob]

Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo...

Ra’iisal wasaaraha oo 150-kun Doolar ugu deeqay dhismaha Garoonka ku yaalla Koonfurta Gaalkacyo

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay in xukuumadiisa ay lacag ugu deeqeyso dhismaha...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo si weyn loogu soo dhoweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.. (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa safar dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Qabanqaabada soo-dhoweynta Ra’iisal wasaare Kheyre oo ka socota Koonfurta Gaalkacyo.

Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaasi ku wajahan kadib laba toddobaad...

Haweeney iska dhigtay NIN oo lagu qabtay Gaalkacyo [Qaabkii ay ku shaqeysan jirtay -Sawirro]

Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin oo u lebisan jiray sidda ragga, iyadoo kiiskeeda...

Alshabab oo War kasoo saartay Qaraxii lala beegsaday Gaariga Taliyaha Booliska Gaalkacyo..

Alshabaab ayaa war ay caawa soo saartay ku sheegatay mas'uuliyadda qaraxii galabta lala beegsaday Taliyihii Saldhiga Booliska Koonfurta Gaalkacyo Cawil Nuur Rooble.

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Taliyihii Booliska Degmada Gaalkacyo oo lagu..

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Qarax lagu xiray Gaari uu ka dhacay magaalada, kaasoo lala beegsaday taliyah saldhigga Booliska...

XAAF: “10 Askari oo xoogga dalka ah, Xamarna laga xukumo ayaa Dadka ku laayey...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa dadkii dhowaan lagu laayey magaalada Gaalkacyo dusha u saaray ciidamo ka amar qaata dowladda Federaalka Soomaaliya...

C/raxman C/shakur oo Su’aal ka keenay Xasuuqii Gaalkacyo & Isbarbardhig uu sameeyay [Akhriso]

Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa su'aal ka keenay xasuuqii 9-ka qof ee shacabka ah lagu laayey Koonfurta magaalada Gaalkacyo., kadib markii uu...

Madaxweynaha K/Galbeed oo Jawaab Degdeg ka dalbaday Maamulka Galmudug [Daawo]

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baydhaba, isagoo ka hadlay dadkii xalay lagu laayey...

Galmudug oo Warkii ugu horeeyay kasoo saartay Dadkii lagu laayey Magaalada Gaalkacyo

Maamulka Galmudug ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray dhacdadii lagu laayey 9 qof rayid ah, kuwaasoo si heyb ah looga soo ururiyey...

Xasan Sheekh oo dalbaday in Sharciga la horkeeno Gacan-ku-dhiiglayaasha dadka ku laayey Gaalkacyo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqotay siyaasiyiinta ka hadashay falkii naxdinta lahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo,...

Mahad Salad & C/kariin Guuleed oo si kulul u cambaareeyay Dadkii lagu laayey magaalada...

Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho...
error: Content is protected !!