Tag: Galmudug

Wararkii ugu danbeeyay ee Dagaalka ka socda Degaanka Xeraale & Qasaaro ka dhashay..

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu dhaliyey dagaal beeleedka xalay iyo maanta...

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed kala taageersan Garabyada Galmudug oo Xeraale ka socda..

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed uu halkaasi ka qarxay, isagoo socda xalay...

Madaxweyne Xaaf oo Digniin kasoo saaray Colaad ay dowladda Somalia ka wado magaalada Cadaado....

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul uga hadlay ciidamada NISA iyo kuwa milateriga Somalia oo xalay al wareegay Xarunta...

Ciidamada NISA oo la wareegay Madaxtooyada Magaalada Cadaado [Dowladda Somalia oo amar…]

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawa ay ciidamada NISA ee Galmudug la wareegeen xaruntii madaxtooyada magaalada...

Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo ka sheegay in dowladda Federaalka weli dagaal kula jirto Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay magaalad Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib markii uu socdaal ku tegay...

Dhalinyaro laga afduubtay magaalada Gaalkacyo Qeybta Galmudug & Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Dableyda afduubka geysatay ayaa la sheegay inay beegsadaan...

Halkee ku dambeeyeen 18-kii Mashruuc ee Madaxweyne Farmaajo dhagax dhigay Sanad ka hor..? [Akhriso]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa is-weydiiyey halkii ay ku danbeeyeen mashaariic uu sanadkii hore dhagax-dhigay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, markii uu booqday Puntland iyo...

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay Saldhigga Booliska Dhuusamareeb & Isgaarsiintii oo la jaray

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamadan oo ka mida...

Dagaal Beeleed kasoo cusboonaaday Degaanka Kaxandhaale & Itoobiyaan lagu qabtay

Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay mar kale maanta uu dagaal dib uga qarxay degaanka Kaxandhaalle ee Gobolka Galgaduud oo ay ku...

Xaaf & Hoggaamiyaha Ahlu-Suna oo isku heysta Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Galmudug

Wararka laga helayo Magaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay baaqatay doorasho lagu waday inay Khamiistii ka dhacdo magaaladasasi oo lagu dooran lahaa...

Xaaf oo Wasiir Cusub kusoo kordhiyay Xukuumadda Galmudug [Wasaaradii Arrimaha Gudaha oo la qeybiyey]

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib markii la ansixiyey Golaha...

Gaari siday Qaraxyo oo lagu qabtay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo  Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in degmada Caabudwaaq  lagu qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyey...

Gaadiidkii ku xayirnaa Magaalada Cadaado oo baaritaan lagu sameeyay [Daawo maxaa laga helay..?]

Waxaa duleedka magaalada Cadaado baaritaan lagu sameeyay Gaadiid xamuul ah oo siday Konteenarro loogha shakiyey hub iyo saanad kale. Baaritaanka ayaa waxaa sameeyay Saraakiil ciidan...

UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State

The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on a convoy of UN vehicles that occurred along the road...

Faahfaahin ku saabsan Gaadiid looga shakisan yahay inay sidaan Saanad Ciidan oo lagu heysto...

Waxaa maalintii saddexaad duleedka magaalada Cadaado ku xayiran 6 ka mida Gaadiidka xamuulka ee waaweyn kuwaasoo laga shakisan yahay xamuulka ay sidaan. Wasiir ka tirsan...

DAAWO: Xaaf iyo Sheekh Axmed Shaakir oo wadajir u booqday xarumo ku yaalla Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa wadajir maanta Kormeer ku maray qaar ka mida...

WAR CUSUB: Sheekh Max’ed Shaakir oo aqbalay baaqii Madaxweyne Farmaajo [Xaaf oo cidle ku...

madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inuu aqbalay oo uu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...

Axmed Baasto oo magaalada Cadaado loogu doortay Madaxweyne Cusub ee Galmudug

Baarlamaanka Galmudug Garabka magaalada Cadaado ayaa madaxweyne doortay kadib kulan maanta ay yeesheen oo ay isu soo sharxeen laba musharax. Doorashadan oo ay ku tartameen musharixiinta...

Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Galmudug oo ka socota magaalada Cadaado [Akhriso Musharixiinta]

Waxa magaalada Cadaado ka bilaabtay doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo madaxweynaha cusub noqonayo madaxweynihii labaad ee Galmudug yeelan doonto. Doorashadan oo ay...

XAAF oo lebistay dareyska Milateriga, kuna dhawaaqay dagaal lagu qaadayo Alshabaab [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku lebistay dareyska milateriga, isagoo booqday  xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Xaaf ayaa Ciidamadaas...