Tag: G/Banaadir

MUQDISHO: Guddoomiye toddobaad gudihiis loogu magacaabay Laba degmo oo xilkii la wareegay [Sawirro]

Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Xamar-jajab ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii muddo toddobaad gudihiis ah loo magacaabay laba jeer inuu guddoomiye ka noqdo...

Madaxweyne Farmaajo oo Faragelin ku sameeyay Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday [Maxaa dhacay?...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiye oo ka tirsan Gobolka Banaadir, isagoo amray in xilkiisa...

Weriye ka tirsanaa Wasaaradda Warfaafinta oo loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada C/casiis

Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow. Gudoomiyaha cusub ee ee degmada...

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Yaqshiid ee Gobolka Banadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid, Kadib markii dhowaan shaqada laga joojiyey Guddoomiyihii hore. War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska...

Guddoomiye ku-xigeenka G/Banaadir oo shaqada ka joojiyey Guddoomiyihii labaad ee Degmo

Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Xuseen Nuur Maxamed oo ah ku-simaha Guddoomiyaha ayaa shaqo joojin ku sameeyay gudoomiyihii labaad ee...

WAR CUSUB: Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagxaan ku gooyey Isgoyska Soobe & Xaalad ka...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa caawa tallaabo uu Dhaxgaan waaweyn ku jaray Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, iyadoo gaadiidka laga joojiyay inay u wareegaan wadadda...

Maamulka G/Banaadir oo qirtay inuu Khasjigooda ka bixiyey Bankiga Dhexe Lacag ku dhow 6...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda Hoose, iyagoo dhinaca kale...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda & G/Banaadir oo Musuq lagu soo eedeeyay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda, Dekadda Muqdisho iyo xarunta maamulka gobalka Banaadir. Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayuu...

CADDEYN: Maamulka G/Banaadir waxaa ka jirta Maamul xumo baahsan oo Maaliyadeed [Guddi Baarlamaan]

Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta maamulka G/Banaadir. Qoraal ay dhowaan...

Taliyeyaal ka tirsanaa Qeybaha Booliska G/Banaadir iyo Degmooyinka oo xilalkii laga qaaday

Taliska ciidamada Booliska ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha qeybaha iyo degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo isbedelkaasi ku soo beegmay qaraxyadii Jimcihii ka dhacay magaalada...

Guddoomiye Yariisow oo weerar shaqsi ah ku qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka [Akhriso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa afka furtay oo weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsaame Joodax oo hore u soo noqday guddoomiye ku...

Maamulka G/Banaadir: “Taliye Saldhig ayaa amar shaqsi ah ku bixiyey in dhalinyarrada timaha laga...

Mas'uul ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ahayd amar uu bixiyey taliye saldhig ku yaalla mid ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir fal...

Baararka & Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido ee Muqdisho oo Amar lagu soo rogay...

Maamulka Gobolka Banaadir amar ku soo rogay Bararka iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu amray in la...
video

Taabit Cabdi Axmed: “Amniga Muqdisho wuxuu hoos tagaa Dowlada Federaalka, Banaadir waa inay noqotaa...

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa sheegay amniga caasimadda Muqdisho uu hoos tago dowladda Federaalka, isla amrkaana aanu gacanta ugu jirin...
Al-Shabab shuts down football pitches in Mogadishu

Maamulka G/Banaadir oo booqday Garoon Xaafadeed muddo 6 bilood ah u xirnaa kooxda Alshabaab

Xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay booqday Garoon xaafadeed lagu ciyaari jiray kubadda cagta oo muddo ka badan lix bilood  u xirnaa...

WAR CUSUB: Maamulka Alshabaab ee G/Banaadir oo lacago Seko ah u qeybiyey dad reer...

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay sawirro ku saabsan xaflad lagu qeybiyey lacago Seko ah oo uu soo qabanqaabisay maamulka Gobolka Banaadir ee Alshabaab. Munaasabadda qeybinta lacagta...

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay in Mooto Bajaaj cusub laga soo dejiyo Dekadda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in dekada Muqdisho laga soo dejiyo Gadiid cusub oo nooca Mooto Bajaaj loo yaqaan. Wareegto kasoo abxay Xafiiska Gudoomiyaha G/banaadir...

Burcad abaabulan oo halis ku heysa Ganacsigii Suuqyada Muqdisho (Aaway Booliskii & Maamuka G/Banaadir?)

Kooxo Bucrad abaabulan oo dhac u geysta dadka iyo ganacsatada ayaa sii kordhaya, iyagoo fara ba'an ku haya Ganacsigii suuqyada waaweyn ee magaalada Muqdisho. Qeylo...

Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha Muqdisho

Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir oo dib u  habeyn lagu sameeyay. Guddoomiyaha G/Banadir ayaa u magacaabay...

Guddoomiye Yariisow oo Markii labaad Weerar Xiisad dhaliyey ku qaaday Xildhibaannada Baarlamaanka [Warbixin]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa markii labaad tan iyo markii uu xilka qabtay horraantii sanadkan weerar ku qaaday xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Yariisow...
115,090FansLike
648FollowersFollow
20FollowersFollow
2,690FollowersFollow
error: Content is protected !!