Tag: Hiiran

Maleeshiyo Beeleed qabsatay xaruntii degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyo Xaalad ka taagan…

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed ay la wareegtay xarunta degmada Matabaan, taasoo xiisad ka dhalisay degmadaasi.

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Somalia: “Ma jiro mashruuc aan dowladda Talyaaniga kala saxiixanay..”

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay mashruuc ku saabsanaa biyo xireen loo sameyn lahaa magaalada Beledweyne oo la...

Alshabab oo weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhigga ciidamada Lama-galaay ee Beledweyne

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee  Magalada...

DEGDEG: Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Magaalada Beledweyne

Wararka laga  helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal qaraar ka qarxay  degaanka Luuq Jeelow ee duleedka magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa u dhaxeeya...

DAAWO SAWIRRO: Taliyaha Booliska Somaliya oo ciidamada Gobolka Hiiraan ku wareejiyay Gaadiid Ciidan

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeed  Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo tegay maanta Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan lagu...
141,595FansLike
1,374FollowersFollow
4,708FollowersFollow