Tag: Hirshabeelle

Yuusuf Dabageed: “Ciidamada AMISOM & Itoobiya in la igu soo weeraro oo la...

Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo abaabulay, markii...

Guddoomiye kuxigeenka Barlamanka Hirshabelle oo ka hor timid qoraal kasoo baxay guddoomiyaha.

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa ka hor timid qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Cusmaan Bare oo Baarlamaanka maamulkaas...
Maxamed Cabdi Waare

Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne (Sidee ku tegay, halkeese uga sugan...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa Shir jaraa'id...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo War kasoo saaray Xiisada Magaalada Beledweyne. [Akhriso]

Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray  Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen dhimasho sarkaal...

Xukuumadda Somalia oo Amar dul dhigtay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Gobolka Hiiraan.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb gelin wixii...

Ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed oo la wareegay qeybo ka mida magaalada Beledweyne & Maamulkii…

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusuf Axmed...

Kormeerayaashii Imtixaanaadka ee Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo ka baxay degaanada Hirshabelle

Kormeerayaasha Imtixaanka Shahaadiga ee dowladda Soomaaliya oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxay degaanada maamulka Hirshabeelle, kadib markii Madaxweynaha...

AMISOM oo ka jawaabtay Muuqaalka Haweeney Somali ah oo dood ka dhaliyey Baraha Bulshada...

Waxaa baraha bulshada dood weyn ka dhaliyey sawirka haweeney Soomaaliyeed ah oo askari ka tirsan ciidanka AMISOM cabbir ka qaadayo jirkeedda meel...
Maxamed Cabdi Waare

Hirshabelle oo Xukuumadda ku eedeysay inay u kala eexaneyso Maamul Goboleedyada [War-Saxaafadeed]

Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid go'aano kasoo baxay shir ay soo abaabushay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya oo...

Kumaandooska Somalia iyo Mareykana oo weerar Cir & Dhul ah ku qaaday Xaruntii Alshabaab...

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in weerar cirka iyo dhulka ah oo ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka ku qaadeen degaan...
Maxamed Cabdi Waare

Wasiiradii hore ee Maamulka Hirshabeelle oo Dacwad ku soo oogay Madaxweyne Waare

Qaar ka mida Wasiiradii hore ee maamulka HirShabeelle ayaa dacwad ku soo oogay Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, iyagoo ku eedeeyay inuu...

Dad ku dhintay Gaari Qarax ku qabsaday duleedka Magaalada Jowhar…

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, markii ay qabsatay gaari ay dad...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Wasiiro cusub [Akhriso Liiska magacyada 15 xubnood]

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabid cusub sameeyay isagoo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golaha Wasiirada maamulkiisa. Waa markii labaad muddo...

Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyey Madaxweyne Waare

Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Waxaa shirka guddoomiyey Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, waxaana ka qeyb galay  Madaxweyne...

Iska hor-imaad mar kale ka dhacay degmada Balcad iyo Jeneraal Ciidamo wata oo loo...

Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa sheegaya in iska hor imaad kale uu maanta ka dhacay degmadaasi oo muddooyinkii ugu danbeeyay ay ka taagneyd...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo isku-shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada [Akhriso Liiska Wasiirada cusub]

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyntii ugu horeysay ku sameeyay Golihiisa wasiirada maamulkasi. Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Waare oo lagu shaaciyey isku...

Xildhibaanno bilaabay abaabulka Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ay  wadaan Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha...

FAAHFAAHIN: Alshabaab oo gubay tuulo ka tirsan Sh/Dhexe, kana qafaashay dad fara badan

Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel Muluq ee ka tirsan degmada Cadalle, iyagoo...

Maamulka Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Duqii Beledweyne & Duq cusub oo la magacaabay...

Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday duqa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib khilaaf keenay inuu shaqada ka joojiyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay...

SAWIRRO: Kulan Muqdisho ku dhex maray Wakiilka Q/Midoobay iyo Madaxweynaha Hirshabeelle

Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle Mohammed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilada Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Nicholas Haysom iyo Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika Ambassador...
error: Content is protected !!