Tuesday, January 26, 2021

iscasilaad

INQILAABKII AAMUSNAA: Maxaa dhacay habeenkii is-casilaadda Ra’iisal wasaare Kheyre?

Inqilaab aamusan oo si nabadgelyo ku dhammaaday ayaa ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya habeenkii Sabtida 25-ka July  2020 saacado kadib markii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka uu...

DEGDEG: Madaxweynihii Dalka Koonfur Afrika oo ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay

Madaxweynaha Koonfur Afrika  Jacob Zuma ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu iska casilay xilkii madaxweynaha dalkaasi. Khudbad toos ah oo uu ka jeediyay telefishanka ayuu ku...

XOG: Maxay isu Casishay Wasiir Maryan Qaasim..? [Akhriso Jawaab ay bixisay & Faahfaahin]

Wasiikii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa sheegtay sababtii ay isaga casishay xilka kadib markii ay maanta ku dhawaaqday go'aanka ay uga tagtay...

Xildhibaan C/llaahi Fartaag oo iska casilay xubinnamadii Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Xildhibaan xubin ka mida Guddiga Doorashada  oo dacwad ay ka qoreen 16 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha uu...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!