Tag: Itoobiya

Madaxweynihii Degaanka Orromada oo loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya.

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub oo xukuumadiisa ka mid noqonaya, iyagoo xilalkii laga qaaday saddex wasiir.

Xildhibaan Soomaali ah oo Dad ku dilay degaankii laga soo doortay ee Soomaalida Itoobiya

Xildhibaan Soomaali ah ayaa ku kacay fal dil ah oo ka dhacay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.

Dowladda Itoobiya oo Shahaadooyin siisey madaxda magaalooyinka Hargeysa & Berbera! [Daawo]

Dowladda Ethiopia ayaa Shahaado-Sharaf ku maamuustay madaxda magaalooyinka Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera ee C/raxman Soltelco iyo Cabdishakuur Cidin, arrintaas oo noqotay mid...

Xogtii ugu horeysay oo laga helay Sanduuqa madow Diyaaradii Ethiopian Airlines [Maxaa laga ogaaday?]

Kadib baaritaan socday muddo toddobaad ah ayay mas'uuliyiinta dowladda Itoobiya shaaciyeen in xogtii ugu horeysay laga helay Sanduuqyada Madow ee diyaaradii ...

Faransiiska oo Itoobiya ka taageeraya dhismaha ciidamada Badda [Heshiisyo la saxiixay -Sawirro-]

Dalalka Itoobiya iyo Faransiiska ayaa kala saxiixday heshiisyo milateri iyo dhaqaale, kadib booqashadii ugu horeyay ee madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron uu ku...

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Addis Ababa & Itoobiya oo War kasoo saartay...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Addis Ababba ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad...

XOG: Madaxweyne Farmaajo Safarkiisii labaad 3 toddobaad gudahood ku tegaya Itoobiya [Akhriso sababta]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta Berri ah ku sii jeeda magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, socdaalkii labaad muddo saddex...
Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Somaliland oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa. [Martiqaad uu ka helay Abiy...

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu Berri qorsheynayo inuu socdaal ku tago dalka Itoobiya.

Taliyaha cusub ee Itoobiyaanka ah oo Howlgalla Ciidamada AMISOM u bedelaya qaab cusub oo...

Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa isbedel ku sameysay howgalka ciidamada ku sugan Koonfurta Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Xaaskiisa oo Xero Agoon kasoo qaatay Canug si ay korsadaan...

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Xaaskiisa ayaa loo ogolaaday inay korsadaan oo aabe iyo hooyo u noqdaan canug agoon ah oo ay ka...

KASHIFAAD: Qorshe Itoobiya laga diiday 2016 oo u hirgelaya 2019 & Ciidamada Itoobiya oo...

N/B: Warkan waxaa la qoray 5 Novembar 2017, Shurudaha Itoobiya ku xiray inay qabato hoggaanka AMISOM iyo Qorshahii ay wadatay waxaa la qoray June 2016...

Generaal Itoobiyaan ah oo la wareegay Xilka Taliyaha Guud ee Ciidamada Midowga Afrika ee...

Jeneraal Itoobiyaan ah ayaa maanta la wareegay taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kadib muddo dheer oo Itoobiya ay ka meermeereysay inay xilkaasi qabato. Gen. Tigabu...

Itoobiya oo sheegatay inay duqeyn Diyaarad ku leysay Dagaalamayaashii ugu badnaa ee Alshabaab [Akhriso]

Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay duqeyn ay diyaaradaheeda dagaalka ka fuliyeen Gobolka lagu dilay 35 xubnood oo ka...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo heshiisiiyey Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide [Sawirro]

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo wasiirka Maaliyadda ahna guddoomiyaha...

Mid ka mida Wasiiradii ugu Caansanaa Xukuumadii hore ee Itoobiya oo Xabsi loo taxaabay

Wararka laga helayo  magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii Itoobiya la xiray. Bereket Simon oo ahaan...

Xiisad siyaasadeed oo soo wajahday Mustafe Cagjar & Dowladda Federaalka Itoobiya oo faragelisay

Xiisad siyasadeed ayaa ka taagan magaalad Jigjiga ee xarunta dowladda Somali State ee dalka Itoobiya, kadib markii la sheegay inay isku dhaceen dowladda Federaalka...

Weriye Muuse Coldoon oo loo gacan geliyay Ciidamada Federaalka Itoobiya & Wararkii ugu danbeeyay

Weriyaha caanka ah ee C/maalik Muuse Coldoon oo jimcihii lagu xiray magaalada Gaashaamo ee maamulka Somali State ayaa la sheegay in loo gacan geliyey ciidamada...

Wasiirada Qorsheynta ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa [Sawirro]

Wasiirka Qorheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya. Wasiirka ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa wasiirka Qorsheynta iyo...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya & Madaxweynaha Eritrea oo wadajir dib ugu furay xuduudka labada dal...

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Etirea Isaias Afwerki ayaa maanta si wadajir ah rasmi ugu furay barta xuduudka labada dal isaga gudbaan...

Ururka ONLF oo ku dhawaaqay Xisbi Cusub oo ka qeyb galaya Doorashooyinka dalka Itoobiya

Jabhadda xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xisbi siyaasadeed ka ka qeyb geli doona Doorashada Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Xoghayaha...
error: Content is protected !!