Tuesday, February 18, 2020
More

    Tag: Kenya-Somalia maritime row

    Madaxtooyada Kenya oo baahisay Balanqaad ku saabsan Kiiska Badda oo Madaxweyne Farmaajo siiyey [Akhriso]

    Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in dalalka Somalia iyo Jenya ay isku waafaqeen in caadi laga dhigo xiriirka labada dal iyo Visaha Kenya...

    Xasan Sheekh: “Maxaa helay Dacwadii Badda ee Maxkamadda ICJ?, Dowladdu waa inay jawaab ka...

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa codkiisa ku biiriyey shakiga laga qabo xaaladda dacwada xuduudka Badda...

    Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay Muna Sharmaan ka tagtay Qareenada difaacaya Kiiska Badda [Akhri...

    Dowladda Somalia ayaa xaqiijisay in haweeneydii Qareenka ahayd ee Soomaaliyeed, kana mid ahayd kooxda Soomaaliya ka difaacaysa Kiiska Badda ee yaalla...

    Xildhibaan Fiqi oo shaaciyey inuu wado Mooshin loogu yeerayo Mas’uuliyiinta Somalia u qaabilsan Dacwadda...

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa niyad jab ka muujiyey dib u dhigista markii labaad lagu sameeyay...

    Maxkamadda ICJ oo ku dhowaad Sanad Mar kale dib u dhigtay Dacwadii xuduudka Badda...

    Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa mar kale dib u dhigtay Dacwadii xuduudka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

    Dowladda Somaliya oo jawaab Cad ka bixisay Codsigii Kenya ee Dib u dhigista Dhageysiga...

    Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda caalamiga ah...

    Somalia & Kenya oo Dood Culus ku dhex martay Maxkamadda ICJ [Go’aan cusub oo...

    Wakiilo ka socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dood adag ku dhex martay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ, kadib markii maxkamadda u...

    Maxkamadda ICJ oo u yeertay Dowladaha Somalia iyo Kenya [Go’aan laga qaadanayo codsi cusub...

    Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa u yeertay wakiilada dalalka Somalia iyo Kenya, kadib codsi cusub oo dowladda Kenya ay u...

    Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Q/Midoobay uga dhawaaqay Go’aanka Somalia Dacwadda Badda [Daawo]

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku qanacdo go'aanka Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ay kasoo saarto dacwadda...

    Madaxweynaha Kenya oo Dowladda Somalia ugu baaqay in saaxiibtinimo lagu xaliyo dacwadda Badda [Akhriso]

    Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay Kenya sii wadi doonto sidii xal saaxiibtinilo loogu heli lahaa muranka Xuduudka Badda ee Somalia...

    Dowladda Kenya oo ka hadashay kulankii Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ee ka dhacay New...

    Dowladda Kenya ayaa warkii ugu horeysay kasoo saartay kulankii xalay magaalada New York ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Somalia iyo Kenya oo...

    Maxkamadda ICJ oo faahfaahin cusub kasoo saartay dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

    Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo habka loo...

    Midowga Afrika oo la saftay Dowladda Kenya, soona farageliyey Kiiska Dacwada Badda [Akhriso War-saxaafadeed]

    Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay soo faragelisay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib markii ay dacwad u qortay dalka...

    Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay Dacwadii Badda Somalia & Kenya [Codsigii Kenya oo...

    War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go'aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda...

    Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka...

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay isaga baxdo...

    Dowladda Somalia oo ka hor timid Codsigii Kenya ku dalbatay in Hal Sano Dib...

    Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah uga dalbatay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee kala dhaxeya...
    Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Kihara Kariuki

    Kenya oo Maxkamadda ICJ ka Dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda Badda ee...

    Dowladda Kenya ayaa dalab cusub u dirtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ICJ, iyadoo ka codsatay in dib loogu dhigo dhageysiga Dacwadda...

    WAR CUSUB: Kenyan oo Dacwad ku soo oogtay Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ C/qawi Axmed ...

    Kenya oo dhinacyo badan olole ka wada si ay saameyn ugu yeelato Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya oo 9-ka bishan...

    Sidee Somalia ugu diyaar garowday kiiska Dacwada Badda ee furmaya? [Akhriso Qareennada metelaya]

    Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya...

    Somalia oo diiday Codsi uga yimid Midowga Afrika oo ku saabsan Dacwadda Xuduudka Badda...

    Dowladda Somalia ayaa ku gacan seyrtay martiqaad uga yimid Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo ku saabsanaa warbixin ay ka bixiso...
    136,712FansLike
    1,340FollowersFollow
    4,122FollowersFollow
    error: Content is protected !!