Tag: Masar

Madaxweynaha Masar oo Heshiis ka dhex dhaliyey Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya [Kiiskii Badda oo…]

Madaxweynaha dalka Masar oo hadda ah guddoomiyaha Midowga Afrika ee sanadkan ayaa kulan dhexdhexaadin ah isugu keenay madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo Somalia...

Jilaa qurbejoog ah oo sababay Kacdoon xukunka loo tuurayo Madaxdweyne C/fataax Al-Sisi [Bannaanbaxyo waaweyn...

Nin Jilaa ah oo Ganacsade ah, kuna nool dalka Spain ayaa dalka Masar ka abuuray kacdoon cusub oo xukunta looga tuurayo madaxweynaha...

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo Geeriyooday Markii Wadnuhu istaagay..

Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa si lama filaan...

Dowladda Masar oo si Qarsoodi ah u aastay Mohamed Mursi & Janaaso oo looga...

Dowladda Masar ayaa si qarsoodi ah oo degdeg u aastay madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo shalay geeriyooday xilli ay uu...

Ereyadii ugu danbeeyay ee Maxamed Mursi intii aanu geeriyoon. “Maxay ahayd Sirtii uu...

Geerida lama filaanka ah ee ku timid shalay madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi xilli uu ku jiray maxkamad ayaa...

Madaxweynaha Turkiga: “Allaha u naxariisto walaalkeen Maxamed Mursi, waa Shahiid taariikhda galay…”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay geerida madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo maanta ku geeriyooday maxkamad ku socotay...

Faahfaahin: Madaxweynihii la doortay ee Dalka Masar Maxamed Mursi oo Maxkamad ku dhex geeriyooday..

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi oo la shaaciyay inuu ku geeriyooday xabsi...

Turkiga oo uga digay Mareykanka inuu ururka Ikhwaanul Muslimiin ku daro liiska argagixisada.

Dowladda Turkiga ayaa uga digay Mareykanka inuu liiska argagixisada ku daro ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ka jira dalal badan oo muslim ah,...

Madaxweyne Trump oo qarka u saaran inuu liiska argagixisada ku daro Ururka Ikhwaanul Muslimiin

Aqalka Cad ayaa maanta sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ka fikirayo inuu ururka Akhwaanul Muslimiin uu ku daro liiska ururada...

Madaxweynaha Masar oo xafiiskiisa kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Somalia [Sawirro]

Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi aya xafiiskiisa magaalada Qaahir kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Masar (Yaa ka qeyb galaya shirka loogu yeeray? Akhriso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Masar, isagoo ka qeybgeli doona shir uu qabanqaabiyey madaxweynaha Masar C/fataax Alsisi oo ku...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir degdeg ah oo looga hadlayo Xaaladda Suudaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Masar, halkaasoo la sheegay inuu uga qeyb...

Dowladaha Somalia iyo Masar oo kala saxiixday Saddex Heshiis (Akhriso)

Wasiirada Arrimaha Dibadda dallaka Soomaaliya iyo Masar Axmed Ciise Cawad Saami Shukry oo wadahdal ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa kala saxiixday heshiisyo...

Madaxtooyada Somalia oo War kasoo saartay safarka Madaxweyne Farmaajo ee dalka Masar

Madaxtooyada Somalia ayaa war kasoo saartay safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ku tagen Dalka Masar.

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal kale ugu dhoofay dalka Masar [Akhriso Sababta]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan hore loo qorsheyn uga dhoofay maanta magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Qaahira...

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha [Sawirro]

Madaxweynayasha dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, iyagoo ka mida madaxda Afrika ee ka qeyb galaya shirka...

Dad Soomaali ah oo lagu xirxiray Magaalada Qaahir ee dalka Masar

Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegay in ilaa 6 qof oo Soomaali ah lagu xir xiray Magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar, kadib...

Dadweyne fara badan oo ku xoomay Guriga Maxamed Saalax & Ciidamo Booliska oo la...

Dadweyne iyo taageerayaal fara badan ayaa ku xoomay Guriga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalah kadib markii uu dib ugu laabtay...

Soonkii Bisha Ramadaan ayaa ka danbeeyay guuldaraddii Xulka Masar ka qabsatay Koobka Adduunka 2018..!

Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka uu saameeyay ololaha ciyaaryahanada...

Saddex ka mida xulalka Carabta ee ka qeyb galaya Koobka Adduunka oo Guuldarro looga...

Saddex dal oo carab ah ayaa looga adkeeyay ciyaarahoodii ugu horeeyay ee Koobka K/Cagta Adduunka oo ka socda dalkaa Russia. Xulkii ugu danbeeyay e Maroco...
error: Content is protected !!