Tag: Maxkamadda G/Banaadir

Maxkamadda G/Banadir oo xukun Ganaax ah ku riday Eedeysane u dhashay Ingiriiska

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka Aadan Cadde...

Nin Ingiriis ah oo Maxkamad loogu soo taagay Muqdisho, khalkhal gelinta Amniga… [Daawo]

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii lagu...

Xer ilaalinta Dowlada Somalia oo ka noqotay Amar soo qabasho ahaa oo loo...

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir 30-kii Bishii April ee 2019 ayaa lagu caddeeyay in xeer ilaalinta dowladda Somalia ay ka noqotay...

Maxkamadda G/Banadir oo Amartay in Xabsiga lagu sii hayo Weriye Cali Adan inta uu...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga lagu soo hayo weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warnaahita Goobjoog ee magaalada Muqdisho...

Max’ed Mukhtaar: “Walaalkey Axmed Dowlo qofkii dilkiisa abaabushay 1 sano ayaa lagu xukumay” [Daawo]

Eheladda Axmed Dowlo ayaa sheegay inay cadaalad darro ka dhacday maxkamadda Gobolka Banadir, kadib markii qofkii abaabushay dilka hal sano oo xarig...

Qoyska Marxuum Axmed Dowlo oo war culus kasoo saaray go’aanka Maxkamada Gobolka G/Banadir

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday saddex ka mida dadkii lagu soo eedeeyay dilkii iyo gubistii Marxuum Axmed Dowlo,...

Maxkamada G/Banadir oo mar labaad dib u celisay eedeysanayasha loo heysto dilkii Axmed Dowlo....

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay Dilkii naxdinta lahaa ee lagu...

Maxkamadda G/Banaadir oo Amar Xarig ah u jartay Ninkii Ajnabiga ahaa ee laga qabtay...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar kasoo saartay nin ajnabi ah oo 19-kii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Antony Thomas Cox ...

Madixii Canshuuraha Dekadda Muqdisho oo xukun lagu riday [Go’aano laga gaaray Kiisas Musuq ah]

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunkii ugu horeeyay ku riday mas'uuliyiin iyo shaqaale dowladeed oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq iyo lunsi hanti dadweyne. Warar hordhac ah...

Madixii iyo Shaqaalihii Waaxda Canshuuraha Dekadda Muqdisho oo Maxkamad lasoo taagay [Sawirro]

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta 29-ka Septembar 2018  u fariisatay dacwad musuqmaasuq ah oo loo heystay 9 eedeysane oo ka tirsanaa Waaxda Canshuuraha Dekadda...

Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan dowladda Somalia oo Maxkamad loo soo taagay Musuqmaasuq

Mas'uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay. Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiistii...
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed

Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo loo xiray Musuqmaasuq & Damaanad la filayo in...

Mas'uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa, iyadoo uu dadaal loogu...
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed

Mas’uul ka tirsanaa Maxkamadda Gobolka Banaadir oo loo xiray Musuqmaasuq lagu soo eedeeyay

Waxaa maanbta xabsi loo taxaabay mas'uul ka tirsan maxkamadda G/banaadir, kadib markii ay amarkaasi bixisay Maxkamadda uu ka tirsanaa. Ciidamada Booliska  ayaa xabsiga u dhaadhiciyey...

Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir: “Shaqsiyaad ka mida xildhibaannada waa laga shaqeyn la’ yahay..” [Dhageyso]

Sii-hayaha Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh Cabdulaahi oo sheegay in qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ka shaqeyn...

Farriintii ugu horeysay ee Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur: “Cadaaladda ayaa guuleystay…”

Daqiiqado kadib markii maxkamadda Gobolka Banaadir ay xoriyadiisa u celisay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xoriydiisa uu helay ayuu farriin soo dhigay baraha Bulshada. Siyaasiga...

Waqtiga cusub ee Maxkamadda la soo taagayo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo la shaaciyay

Iyadoo ay maanta dib u dhacay maxkamadeyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo maalintii saddexaad  u xiran dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay xilliga mar kale la...

Maxaa dib loogu dhigay Maxkamadeyntii C/raxmaan C/shakuur ee Maanta..? [Akhri sababta]

Maxkamadeyntii la filayay in galabta la hor keeno siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dib u dhacday. Arrintan ayaa ka dambeysay markii maxkamadda Gobolka Banaadir ay...
error: Content is protected !!