Tag: Musuq

Hanti dhowrka Guud oo Baaritaan ku bilaabay Musuq lagu tuhmayo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda...

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa baaritaan ku bilaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim...

XOG: Ku-sime Ibraahim Dheere oo Lacag ka badan 1 Milyan Dollar ku bixiyey Tacsida...

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alle ayaa intii uu xilka hayey ka bixiyey qasnada...

Taliska Booliska oo shaaciyey kiiska loo heysto Madaxda & Saraakiisha la xiray ee Canshuuraha...

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiis ku saabsan musuqmaasuq oo loo xiray Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda...

Maxkamada Rafcaanka G/Banadir oo fasaxday Saraakiishii Dekadda Muqdisho ee Musuqa lagu helay ...

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakada muqdisho iyo Ganacsade, kadib markii la horkeenay...

Hanti dhowrka oo baaritaan ku wada Maamulka G/Banadir [Yariisow oo laga xayiray inuu lacag...

Hanti Dhawrka Qaranka oo xayiraad kusoo rogay in wax lacag ah laga bixiyo Akoonada Maamulka G/ Banaadir ee ka furan bankiyada...

Duqii hore ee magaalada Nairobi oo Xabsiga loo dhigay Musuqmaasuq lagu eedeeyay. [Akhriso]

Duqii hore ee magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya Mr. Evans Kidero ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu eedeeyay musuqmaasuq ah uu...

Gabadhii ku guuleysatay Tartanka Orodka Muqdisho oo ku sigatay in musuq looga qaato kaalinta...

Gabar ka mida orodyahanadda Soomaalida oo ku guuleystay tartankii orodka gaaban ee Muqdisho maanta ka dhacay ayaa ku sigatay in si musuq...

Mas’uuliyiin Magaalada Hargeysa loogu xiray musuqmaasuq lagu eedeeyay [Akhriso Magacyada]

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq.

Mashaariicdii ee Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC) ee Somalia lagu musuqmaasuqay. [Galka Baarista]

Mashaariicdii uu Soomaaliya ka waday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa six un loo maamulay, loona musuqmaasuqay. iyadoo aan waxba laga hirgelin shan...

Wasiir hore oo kashifay lacagta Dowladda Somalia ku bixisay Doorashadii Madaxweynaha K/Galbeed [Akhriso]

Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda Soomaaliya ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed. Eng. Saalax Sheekh Cusmaan ayaa sheegay...

Wasiir ku-xigeen loo heystay Kiis Musuqmaasuq ah oo lagu Ganaaxay Lacag dhan $7000

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto eedeysane Muqtaar Mahad Daa’uud (Wasiir ku xigeenkii Arrimaha dibadda Soomaaliya), kaasi oo dhowaan lagu soo...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyey in Madaxda Dowladda Caqabad ku yihiin la-dagaalanka Musuqa [Dhageyso]

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa madaxda dowladda Soomaaliya iyo xildhibaannada ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin wax ka...

FAAQIDAAD: 10 Qodob oo laga calaamadeeyay Warbixintii Guddiga Maaliyadda & Guddoonka Baarlamaanka [Akhriso]

Warbixinta uu Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Maaliyadda ee lagu baahiyey warbaahinta waxay ahayd Bambo siyaasadeed oo lagu qarxiyey mashruucii ugu weynaa xukuumadda Nabad &...

Maamulka G/Banaadir oo qirtay inuu Khasjigooda ka bixiyey Bankiga Dhexe Lacag ku dhow 6...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qirtay in lacag dhan 5.9 Milyan oo Doolar uu Bankiga Dhexe ka bixiyey Khasnajiga Maamulka Dowladda Hoose, iyagoo dhinaca kale...
Commentary on Presidential Decree Legalizing 2016 Election

FALANQEYN: Warbixinta Guddiga Maaliyadda Barlamaanka ee Dhaqangelinta Miisaaniyadda 2018 [Xasaasi]

Waxaa farxad ah in markii ugu horreysay warbixin qiimo leh (i tus iyo i taabsii) ee ku saabsan Maamulka Miisaaniyadda 2018 ka soo baxdo...

Hanti dhowrka oo jawaab ka bixiyey Warbixintii Guddiga Barlamanka ee musuqa Dowladda [Akhriso]

Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa ka jawaabay Qoraalkii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka uu u jeediyay Wasaaradda maaliyadda...

Xildhiban C/risaaq Cumar: “Guddiga Maaliyadda waxay diyaarinayaan Caddeymaha Musuqa baahsan ee Dowladda..”

Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee Amniga dowladii Xasan Sheekh ayaa sheegay in musuqmaasuqa dowladda Soomaaliya aanu ku koobneyd warbixinta ay...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda & G/Banaadir oo Musuq lagu soo eedeeyay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda, Dekadda Muqdisho iyo xarunta maamulka gobalka Banaadir. Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayuu...

CADDEYN: Maamulka G/Banaadir waxaa ka jirta Maamul xumo baahsan oo Maaliyadeed [Guddi Baarlamaan]

Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta maamulka G/Banaadir. Qoraal ay dhowaan...

AKHRISO: Wasiirkii hore ee Amniga oo Jawaab kulul ka bixiyey Qoraalkii kasoo baxay NISA

Wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si kulul u beeniyey war ay baahisay NISA oo lagu sheegay in la joojiyey Qandaraasyo Malaayiin...
error: Content is protected !!