Friday, March 5, 2021

NISA

Faahfaahin: Taliye ka tirsan NISA iyo in ka badan 10 askari oo lagu dilay Qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareb

Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xoog leh oo lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen ciidamada Nabadsugidda maamulka Galmudug. Xogta la helay ayaa sheegeysa...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gedo oo si lama filaan ah xilka u wareejiyey, kadib faragelin ka timid Dowladda..

Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilka laga qaaday Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa xilka ku wareejiyey qaab aan la fileyn, kadib wadahadal dhex maray madaxda...

Musharax kashifay sababta ay u shaacin waayeen Liiska xubnaha NISA ee ku jira Guddiyada Doorashada

Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa kashifay sababta ay musharixiinta u shaacin waayeen Liiska xubnaha ka mida Sirdoonka NISA ee ku jira Guddiyada...

Alshabaab oo sheegatay inay Muqdisho ku dishay xubno ka tirsan Ciidamada Dhar-cadka ee NISA

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar koox bistoolado ku hubeysan ay maanta ka fuliyeen magaalada oo lagu dilay xubno la sheegay inay ka...

Weerar Qorsheysan oo ka dhacay Muqdisho & Saddex Qof oo lagu khaarijiyay (Faahfaahin)

Koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ka fulisay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in dableyda...

Nin Bistoolad ku hubeysan oo rasaas ku riday dhalinyaro banaanbax waday & C/raxman C/shakur oo ka hadlay

Waxaa maanta baraha bulshada qabsaday Nin shacab ah oo Bistoolad ku hubeysan, kaasoo rasaas kor ugu riday dhowr qof oo bannaanbax looga horjeedo Madaxweyne...

Hay’adda NISA oo lagu eedeeyay inay weriyeyaal saacado ku xirtay Muqdisho, kana hor istaagay shaqadooda

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Hay'adda Nabadsuggidda ee NISA ay xiraan weriiyeyaal soo tebin lahaa bannaanbax looga horjeeday...

Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga oo Muqdisho kulan kula yeeshay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin

Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga ayaa magaalada Muqidsho kula kulmay dhiggiisa Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo uu maanta caasimadda Soomaaliya ku tegay. Qoraal ay faafisay Hay'adda...

C/raxman C/shakur: “Madaxweyne Farmaajo iyo Taliskiisa NISA halistooda dalka waa laga badbaadin”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo iyo Taliska Nabadsugidda ku eedeeyey inaysan ka quusan muddo kororsi, ayna ogyihiin inaysan doorasho...

C/raxman C/shakuur: “Labada Guddi Doorasho ee Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka tirsan Hay’adda NISA”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan Hay'adda Nabadsugidda ee NISA. "Inta...

Dagaal dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Dhar-cadka NISA iyo Dabley (Faahfaahin)

Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay kala ahaayeen askar ka...

Xubno Alshabaab u qaabilsan Dilalka iyo Weerarrada Qorsheyan oo lagu qabtay Muqdisho & NISA oo…

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!